Wariye Murayo Maxamed Oo Ku Dhibaateysan Dalka Greece.
Wararka laga helayo magaalada athens ee dalka Greece.ayaa sheegaya in saxafiyada Somaliyeed Murayo Mohamed Moalim in ay ku dhibaateysan tahay dalkaasi iyadoo lagu waramayo in ay la socdaan qaar ka mid ah caruurteeda Saxafiyadaan oo ka mid aheyd wariyaashii ka howl galayay magaalada Muqdisho gaar ahaan idaacada iyo Tv-ga Horn afrik ayaa dalka ka soo [...]
Apr 9 2011 | Posted in News | Read More »













