Aduun.com
Archive for: September, 2011

Caawa iyo aduun.com caweyska jimcaha heesaha aadka u macan daawasho wacan

Caawa iyo aduun.com  caweyska jimcaha heesaha aadka u macan daawasho wacan

Asxaabta ku xeran websetka caalamiga ah ee aduun.com noola dhagesta heesaha caawa jimcaha aad ku cawaneysaan daawasho wacan Xasan wadani Aduun.com Qaahira masar xasanraawi@hotmail.com Like :-) 739

Furiiinka Maanta oo Ganacsi isku Badalay.!!!!.

furiin

Aduunku Maalin walba waxa kuso kordha Hormar waxa aad ugu soo siyaada Waxyaabo aanan horay loo aqoonin Dadkuna waxa usiyaada Ilbaxnimo qaarbaa ku nacasooba qaarba Farqaha kaga dhagan Nolosha Midba waa xagiisee Furiinka Maanta oo Ganacsi isku badalay. Soomaalida waxa dhaqan iyo asal u ahaa Waayihii hore in Waalidku isku daraan isku doonaan labadii ay [...]

Qiso jacayl ah oo aad u xiisa badan axdiga ayaanu wada ilaalinay

13865

Dumarka iyo raga qaar kood wanaagsanaa oo wacanaa axdiga iyo balankii oofin ogaa qiso jacelka ah oo ay soomartay nimca saalax ayey nooga warameysaa waxayna ku bilabeysaa sidaan magacega waa nimca waxaan ku noolahay dalka hindiya muda hada laga jooga 2 sano ka hore ayaan wiil is jacleyn oo aan is guursanay muusan heesan wax [...]

Top 10 Kenyan Music Video’s

Top 10 Kenyan Music Video’s

Nairobi -Kenya (Aduun.com) chek Out Top 10 Kenyan Music Video’s #1 Kenyan Music Video is Jaguar – Kigeugeu #2 Kenyan Music Video is Ali Kiba – Usiniseme #3 Kenyan Music Video is Proff – Data Data #4 Kenyan Music Video is Hapa Kule by P-Unit & Nonini #5 Kenyan Music Video is Marya feat Avril [...]

Gabdhaha Gudan(FIRCOONI) iyo Guurka.!!!!!

guurka muslimka

Waxaa maqaalkan nagu kalifay qoritaankiisa kadib markaan aragnay dhibaatada ay la kulmaan gabdho badan oo Soomaaliyeed. Dhibaatadaas oo gabdho badan saamaysay, oo xataa gaadhsiisay heer ay nacdo guurka oo idil kadib dhibaatooyinka ka soo gaadhay habeenkeedii 1aad ee guurka guditaanka darteed ! Markii aan baadhitaan ku sameynay waxaan ogaanay,in gabdho badan ayna ka warqabin, dhibaataday [...]

Is Badalka Galmada Soomaalida Qurba Joogta ah.

galmada

Soomaalidu waa dad dhaqankoodu soo jireen ahaa balse waayadan danbe waxa aad isku soo bad badalaya dhaqamada nuucyadooda kala duwan waxyaabo anshax daro ku ahaa kolkii hore ayaa hadana caado kawada dhigteen Soomaalida dhan walbababa waa kuwa isbadalo kala duwan ku yimaadeen. Waxaan Qoraalkani ugu tala galay inaan Codsiyada dadweyanaha ku abaaro ogaadana hadba sida [...]

Baro Sida Looga BooteYo INTERNETKA

Screen-shot-2011-09-17-at-2.49.03-AM-300x266

Bootaale… Hooyadaa yaa kaa celinaya (VIDEO) Nairobi (Aduun.com) Bootadu waxay soo jirtay xilli dheer, qeybo kala duwana wey soo martay taariikhda adduunka. Waabaa inta bil loo lugeeyo meel ayaa inta banaanka guriga ninkaad u booteynayso inta la istaago loo booteyn jiray, Laakiin dunidan maanta ee horu martay uma baahnid inaad intaasoo KM lugayso si aad [...]

Nin La saaxiib ah Boolo Boolo Cajiib Layaabka Dunida.

Screen-shot-2011-09-12-at-3.52.29-PM-300x244

Nairobi (Aduun.com) Nin saaxiib ka dhigtay Boolol Boolo (Duck) Daawo Video-Ga Aduun.com | One World , One Dream Nairobi Kenya CaqiL Yare Caqilweb@hotmail.se Like :-) 623

Toos uga daabaco Wararkeena Facebook Gudahiisa (Caawin buuxda ).

Riix Sawirka

Shabakada Aduun.com waxa ay Dawaanahan ku hoolaneen sida ay sahal uga dhigi lahyd qaabka loo daabacan lahaa warbixinada Ay baahineyso Shabakada ku hadasha Codka Bulshada isla markaana aad uga barateen iney idin so gudbiso dhacdooyinka layaabka leh iyo kuwooda muhiimka u ah bulshada. Maamulka iyo Shaqaalaha Aduun.com waxa ay dhawaanahan dabaqad sare ka gaareen waxyaabo [...]

Go Go Go Farah, Hees Cusub oo looqaaday Ordaaga Mo’o Farah By Al-Fanaan Sir Mohamud

mof1

Ordaaga Caanka ah ee Mo’o Farah ayaa ku guuleestay dhawaanahan Koobka Dahabka ah isla markaana uu guusha uqaaday Hogaanka Orodka Aduunka ooy kaso qeyb galeen kumanaanka Ordaa Mo’o faarah oo asalkiisu yahay Soomaali ayaa ku guuleestay Orodka Caalamka. Fanaanka Misana Abwaanka ah ee Sir Maxamuud Cumar ayaa dhawaanahan soo saaray hees uu uqaadayo Ordaaga Mo’o [...]

Photo Gallery