facebook

Is Badalka Galmada Soomaalida Qurba Joogta ah.

Soomaalidu waa dad dhaqankoodu soo jireen ahaa balse waayadan danbe waxa aad isku soo bad badalaya dhaqamada nuucyadooda kala duwan waxyaabo anshax daro ku ahaa kolkii hore ayaa hadana caado kawada dhigteen Soomaalida dhan walbababa waa kuwa isbadalo kala duwan ku yimaadeen.

Waxaan Qoraalkani ugu tala galay inaan Codsiyada dadweyanaha ku abaaro ogaadana hadba sida ay ugu wada baahanyihiin Soo gudbinta Barnaamijkii aan waagii hore wadi jirneey ee Sirta Sariirta isla markaana aan ugu Magac darnay Galmada Barnaamijka oo ahaa barnaamij aan bulshada ugu adeegeenay ayaa hadana Sababo fara badan awgeed hakad galay.

Fikrada Akhristaha oo ah mid muhiim ah maadaama aan ushaqeeno Akhristaha ayaa hadana waxaan dooneeynaa inaan ogaano waxa uu aadka ugu baahanyahay iyo sida ay ugu kala baahanyihiin Mowduuca kore sida aad ka aragtaan waa Mowduuc dadku qaari dhibsadaan dadka qaarna jecelyihiin iney wax badan ka faa’iidaan.

Faqidada Sirta Sariirta oo ah barnaamij lagu bidhaan ifiyo Hordhaca nolosha Aqal galka kadib ayaa Waxa suura gal ino ahaan weenay inaan ogaano Fikirka dadweynaha Balse si aan Jawaabta dhabta ah u ogaano waxaan Dooneynaa Fikirkaaga (Commenst-kaaga) Fadlan dhanka hoose ku qor Fikirkaaga.

Sideed u aragtaa Barnaamijka Sirta Sariirta Ma waxaad taageersanyahay inaan sii wadno Mise inaan sidan u hakino, Muhiimada barnaamijku maahan wax saqajaanimo ah Kaliyah in Akhristaha u ifino Hordhaca Nolosha kuso foodka leh Fikrikaagu Waa Muhiim Akhriste kastoow sida ay kula tahay Noosoo Bandhig Jaaniskani waa Midkaagee.

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=517

Posted by on Sep 28 2011. Filed under DAREENKA, ila Tali, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh