Aduun.com
Archive for: October, 2011

Qiso naxdin leh oo aad u xanun badan dhoofkiina waayay nafteedana ku ciyaaray

298083_230199310363666_100001207953386_715593_723284_n

Waxayna ku bilaabaneysaa qisadaan oo aadka u xanunka badan sidaan soosocota gabadha nimco ayaa layiradaa waxayna jecled safar gaar ahan wadamada yurub mid kamid ah in ay aado madaama ay gabadho badan oo ay saxiibo ahayen kala soo adeen wadamada yurub nimco inta aysan dhoofka soo galin ka hore ayey hooyadeeda macan dar daaran dhinac [...]

Axmed Biif oo Kuso Wajahan Magaalada Johannesburg

sax1111

Kadib Da’daal Dheer oo Ay Si wada Jira u Galeen Bahda Saxafiyiinta Ee Ku Mideysan Ururka Saxafiyiinta Koofur Afrika ee Marka magacooda La soo gaabiyo Looyaqaano (SOJASA) iyo Ganacsade Axmed Maxamed Cabdi (Axmed yare) Waxaa Suura gal Noqday In Uu Dalka Koofur Afrika ogolaasho looga helay In uu Yimaado Fanaanka Caan ka ah ee Axmed [...]

Qiso layaab leh ayaa waxay dhex martay dhaqtar iyo hooyo caruurteda wadato

article-1346971-0CBB34B7000005DC-352_634x450

Sheeko aad u yaaban ayaa waxay dhex martay hooyo hal carur ay dhashay gacanta ku wadato hal carur kalana lacoosha ku sidato hooyada ayaa dhaqtar kii marya ay u timid ayaa waxay ka codsaday in uurka ay leedahay u ka soorido dhaqtarkii? ayaa waxuu waydiyay waxa ay iskaaga soo rideeso waxa ay u diidan tahay [...]

Maher aroos oo farxad leh ayaa waxaa diraayo maxamed nuur iyo qoskiis

hambalyo-aroos1-150x150

Marnaamijka salaamaha iyo heesaha ee todbaadkiiba mar kabixidoona websiteka aduun.com ayaa manta sitoos ah u bilowday lasocosha wanaagsan aqyaarta sharafta leh ee ku xeran mar walba websiteka caalamiga ah ee aduun.com Meher aroos ah ayaa waxa diraaya maxamed nuur iyo qoskiisa waxayna u dirayan aroosada iyo arooska jamiilo nuur iyo seygeeda maxamuud ibraahim ugu horenba [...]

Uurkutaalo : Gabdho Soomaaliyeed oo Saxaraha Sudaan iyo Itoobiya Lagu Heysto.

muslim_hijab

Qisadaan nadinta badan leh ayaa waxay ku heysataa gabadho soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa ee u gacan galay rag calooshoot u shaqeystayaal ah ee aanba naxeyn waxayna nooga warantay gabar kale oo arinkaas ka soo badbaaday kuna sugan hada wadanka norway qisada ayaa waxay ku bilabaneysaa sidaan gabadhan oo hada ku kunol dalka norwey ayaa waxay [...]

Qaar kamid ah Shaqaalaha Aduun oo howlo Shaqo kumaraya Dalal badan.

IMG_2598

Agaasimaha Shabakada Caalamiga ah ee Aduun.com iyo Qaar kamid ah Maamulka shabakada iyo shaqaalo dhowr ah ayaa maanta ka ka dhoofay Gagida Dayuuradaha ee Cape Town Internation Airpork ee Magaalada Cape town iyagoo kusii wajahan Magalada Kampala ee Dalka Uganda. Safarkani ayaa waxa uu ku saabsanyahay arimo fara badan iyadoo muhiimaduusu tahay in lasoo indho [...]

Fanaanka Caanka ah ee Cumar Showli oo Jecel inuu Fanka Sii wado intuu Soo waday oo kale.

cumar

Fanaanka caanka ah ee hesaaga ah Cumar Shooli ee Ummada Soomaaliyeed intooda badani aad ujecelyihiin fankiisa ayaa in mudo ah kujira fanka Soomaaliyed waxa uuna fanaanku kamid yahay fanaaniinta Kuwooda kusoo galay Yaraanta, Dad aad ugu dhaw fanaanka oo taariikhdiisa hayaa ayaa shabakada aduun u cadeeyey in uu Ahaa 18jir waqtigii uu fanka Soomaaliyed kusoo [...]

Qiso xanun badan leh qofkii aad ifka ugu jecleed hadii uu kaaraaco qof kale sidee ayaad wax yeeli lahed xanun badanaa

th_SadManRockWall

Muqaashaqiin soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo cabdi shakuur iyo caasho cabdi shakuur ayaa waxuu ka waramayaa sida wax ay u dhaceen ama ay u jiraan waxaan ku dhashay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan oo aan ku soo barbaaray kuna soo wax bartay isla degmada Kaaraan ayaa waxaan ka helli doonaa jaceylkaygii igu horeeyay oo [...]

Dumarka kuwooda Caatada ah oo leh Dareenka (Raaxada) Rasmiga ah.

caato

Dumarka maahan kuwa kasiman qaab dhismiyeedka jirka iyagoo ay indhaha ukala fiicanyihiin ayaa hadana waxaa daraasad soo baxday sheegeysaa in Dumarka kuwooda Caatada ahi leeyihiin Dareenka ama Raaaxada Rasmiga ah marka la bar bar dhigo haweenka Buuran ama Cayilan oo inta badan Ishu ukala macaan tahay Daymadooda. Had iyo jeer Heesaha Soomaaliga iyo kuwa aduunkaba [...]

Nin Soomaali ah oo 12 Sano Shanleeysan Yaab ka Aduunka…

rasto

Soomaalida ayaa waxa lagu tiriyaa dadka aanan faalooyinkooda lagu daabicin jaraa’idyada caalamka iyadoo ay saxaafadaha caalamku ka gaabsadaan faafinta Warbixinada layaabka ah ee Soomaalida ku dhaca inkastoo ay qaar inaga mid ahi aad Looga taageero Caalamka. Waxaa Jiro Nin Dhalashadiisu Soomaali tahay oo ku nool magaalada Helisink ee Dalka Finland Ninkani ayaa lagu magacaabaa Mohamed [...]

Photo Gallery