facebook

Dumarka kuwooda Caatada ah oo leh Dareenka (Raaxada) Rasmiga ah.

Dumarka maahan kuwa kasiman qaab dhismiyeedka jirka iyagoo ay indhaha ukala fiicanyihiin ayaa hadana waxaa daraasad soo baxday sheegeysaa in Dumarka kuwooda Caatada ahi leeyihiin Dareenka ama Raaaxada Rasmiga ah marka la bar bar dhigo haweenka Buuran ama Cayilan oo inta badan Ishu ukala macaan tahay Daymadooda.

Had iyo jeer Heesaha Soomaaliga iyo kuwa aduunkaba waxa lagu amaanaa dumarka Caatada ah sida ereyga Qalanjo ka macno yahay Gabadh dheer caato ah isla markaana qurxoon ayaa hadana la ogaaday iney ukala macaanyihiin dhanka Nolosha iyo Kulanka sariirtaba,

Haweenka Caatada ah waa kuwa leh dareen ka duwan kuwa buuran, waxa la sheegaa in dumarka aanan cayilneen ay sifudud uqaataan dareenka raaxada waqtiga dheesha sariirta wa kuwa wax badan ka fahansan nolosha dhabta ah wa kuwa miir iyo maan ba uleh wax walbo ooy markaas qabanayaan.

Qolaba waxba lagu tiriyaaye maahan in la aflagadeynayo haweenka buuran ama aysan wax dareen ah lahyn balse guushu laba kama qoslido waxa hogaanka raaxada haya dumarka caatada ah dhan walbaba iyadoo qiimeentaan lagu sameeyey haween fara badan oo kala kala socda dhamaan qaaradaha aduunka.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada
Www.aduun.Com
info@aduun.com

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=994

Posted by on Oct 28 2011. Filed under DAREENKA, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

NAGALA SOCO FACEBOOK

ADVERTISEMENT