Aduun.com
Archive for: November, 2011

Qiimaha Fanka iyo Cawaale Aadan ( Daawo)

AWALE ADAN

Fanaanka Da’ada yar ee Cawaale aadan Waa Fanaan Leh Shacbiyad fara badan isagoo Fnaanku fanka kuso galay Da’a yar ayaa hadana la sheegaa inuu yahahy Fanaan Sumcad iyo Mustaqbal ka leh Fanka Soomaaliyeed. Cawaale aadan waxa uu kuso Jeedaa Dalka Jabuuti Waxa uuna kusoo baxay Albumkiisii TUSMO oo heeso aad umacaan badan kujiraan isla markaana [...]

Quruxdu waa Qiimaha Ilkaha, Qoraal Qiimo leh.

اسنان الام3

Daraasad Lasameeyey ayaa lagu sheegay in Qiimaha quruxdu tahay ilkaha isla markaana muhiim ay tahay in ilkaha laga taxadaro waqti walba Rag iyo DUmarba. Sida ay sheegeen Culumada wax daweeysa Waa Muhiim inaad Xiliga habeenki ah oo laseexanaayo taasina waxay kamid tahay cafimadka iyo quruxda afka iyo ilkaha waana hubaal marka aad hurdada ka soo [...]

Tahniyad Meher ”Allahayoow Ka yeel Kuwii Isku Waara”’

dreen1

Fanaanada Saado Cali Warsame Fanaanka Axmed C/kariin ”Biif” Fananada Ikraan Maxmed Caraale Abwaand Hibaaq Maxmed Wariye Daahir Cabdulle Calasoow”Daahir Yare” Wariye C/naasir Soomane Wariye Aamino Muuse Wehliye”Aamino Sahra” Wariye Axmed Xasan ”Cawke ” Wariye C/shakuur Faarax Cigale Wariye Xasan Cali Geeseey Wariye C/fitaax ”Jayte ” Wariye Bashiir Qaliif Gaadhi Wariye Nuur Ismaaciil Wariye Maxmed C/qaadir [...]

Mark Twain gets birthday tribute from Google

Mark-Twain-Google-Doodle-007

Mark Twain’s classic scene of boyhood one-upmanship, when Tom Sawyer tricks his friends into whitewashing a fence for him, has been immortalised online by Google’s home page. The search engine marked the 176th birthday of the American author with a Google doodle today, showing his character Tom Sawyer tempting a friend into whitewashing over the [...]

Qofka dhabta kuu jacel wuxuu ku dhandhansiin karaa jacelka dhabta ah

Young woman feeding young man outdoors

Qofka hadii uu ku jecelyahay ama uu ku donaayo si uu nolashaada qeeb weyn uga noqdo dadaal badan ayuu sameeyaa arintaas darteed lakin qof aanan ku jecleyn boos hasiin maxaa yeelay qofka ku jecel waxaa uu ku dhadhansiin karaa nolasha dhabta ah asagoo adeegsanaaya jaceylka qalbigiisa ku jiro ee uu kuu haayo jacelka ma’ahan shay [...]

Hooyo soomaaliyeed oo uducey neyso gabadheeda alow hooyo jadana gali Video daawasho wacan

images (2)

Waa arin inta badan qof walba wax garad ah uu garanaayo wax tarka ay lee dahay hooyo lama sookoobi karaayo hormarka aadka u badan ee hooyada ay ku lee dahay nolosha guriga iyo bar baarinta ubadka abalka iyo wanaga ay lee dahay hooyo macan ma’ahan mid lakoobi karo ee ale ayaan uga barineynaa janada fardowsa [...]

Macnaha Heesta Caadi Weeye… Akhriso.

diidi naaji

Xaalada Soomaaliya waa mid aanan waxba kaso naasa cadaaneen Ilaa iyo Tiro Ka badan 20 Sano isla markaana maalinba maalinta ka danbeyso kasii raja xumaanaysa Hees aan is dhahnay Xaalada Soomaaliya ayeey lamid tahay ayaan jecelnahay inaan idinso gudbino. Heestan waxa ku luuqeeya Dhal fanaan, Diidi Naaji oo ah Yaraankii Fanaanka Caanka ahaa ee Axmed [...]

Daawo Muuqaal Qosol Badan..!!! ila Qosol.

ila qosol

Todobaadkiiba waxa Akhristayaasha Shabakada Aduun usoo ban dhignaa Muuqaalo Madadaalo u ah Qof walbo oo bini aadam ah kuwaasi oo ka qoslinaya siinayana Farxad joogta ah. Daawo. Like :-) 618

Yaa Gar Daran Bidaarle & Tima Jare .. Sheeko Qosol Badan

bidaar

Sheeko aad Uqosol badan , Maalin Maalmaha kamid ah ayaa waxa isku Yimid Nin Bidaar leh iyo Nin Timaha jaro halkaasna sheeko qosol badan dhex martay Sidaan ayeyna udhacday. Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxa ka dhacday sheeko qosol badan Nin Bidaar leh ayaa waxa uu yimid Dhisme lagu jaro timaha isla markaana [...]

Qiso jacel oo aad iyo aad u xanun iyo muruga badan jacel kega wan kala dhunay

Asma-300x198

Qiso jacel oo aad u xanun badan ayaa waxay ku dhacday xamdi qisada jacel ayaa sida ay wax u jiraan ay noogu warameysaa waxayna ku bilabeysaa sidaan. Waxaan ku noolahay wadanka filand magaceygana waa xamdi nuur waxaan jiraa 26 sano wiil magaciisa layiraado cabdiqaaliq ayaan waxaan isku baranay dalka yaman caasamidiisa magaalada sanca malin anigoo [...]

Photo Gallery