Wax yaabaha buriya salaada aad ayey u badan yahin wax yaabo kamid ah ayaan donayaa in aan u soo badhigo ama aan u sheego waxaa kamid ah wax yaabahas ay ku burto salaada qofka asago salaada ku jira oo uu qoslo ama qof kale uu ka qosliyo waxaasa kale oo kamid ah wax yaabaha ay [...]
Dec 31 2011 | Posted in
News |
Read More »
Dad badani ayaa waxay maaro u layahiin sida ay is kaaga daawen karayaan ama xal dhab ah ay ugu heli lahayeen bidaarta gashay Bidarta qofka si walba waa ay ku gali kartaa wax yaabaha ay ku gali karto oo sabab u ah ayaa waxay kamid yahin Qofka oo fakar kiisa bata taasi waa ay keeni [...]
Dec 31 2011 | Posted in
News |
Read More »
Dhawaanahaan danbe waxaa soo badanaayo is fahan darada qoosaska dhisan qaar kood ku imanaayo taasi oo mararka qaar sababta in furin deg deg ah ku yimaado qoos shalay ladhisay ayaad arkeysaa oo muda yar kadib kala tagay ama dagaal uu ku yimid wax yaabaha ugu wacan ayaa waxay ka mid yahin sidaan Balwadda lamanaha is [...]
Dec 30 2011 | Posted in
News |
Read More »
Bacdal Salaam Maanta ayaan Jecelnahay in aan Ka war bixino Dhibaatada Heysata Somalida Badan ee Ku Kala Lumay Daafaha Dunida Waxaa la Ogyahay in Markey dhacday Dowladii Qaranka Ee 1990-1991 dii in Umada Somaliyed eey ku Kala carareen Ama Eey kala hayaameen Dalalka Dariska la ah iyo Qaaradaha Dunida Sida Yurub, America , Aisa, Dhamaan [...]
Dec 30 2011 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Waa xaqiiq jaceylka dhabta ah ee runta ku saleysan in qalbiya uu u yahay daawo iyo cafimad waxaasa lamid ah jaceylka daacada ku dhisan in u lee yahay soo jeedasho iyo isku soo dhaweyn ama is tusin aad ah labada qof ee markaas uu u dhaxeeya kan aan ku dhis neyn runta ee beenta ah [...]
Dec 30 2011 | Posted in
JACEYL,
News |
Read More »
Fanaanada Caanka ah ee Farxiya Fiska oo sanadii lasoo dhaafay Taageero ebid kasbatay ka gadaal Habeen Dhaladkii Sanadkii 2011 ee hada Maalmaha yari ka hartay markii ay soo saartay Heesta Dhamac Jaceyl oo dadka qaari ugaranayaan Heesta Dhag dhag. Heesta Dhamac jaceyl oo aheed hees kamid ah Heesihii aadka loo jeclaa sanadkan eynu ku jirno [...]
Dec 30 2011 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Soomaalida aanan aheen dadka isku hadiyeya Ubaxyada ayaa hadnaa jecel isticmaalkiisa inaguu todobaadkani soo gudbin doona Ubaxyada & siyaabaha ay ukala baxaan waa si aan is dhihi karayno waa Macquul waana xisaabaad hadii ay isku tagaan halkaasi macno kasoo baxayso Tirada Ubaxyada iyo micnahooda 1-Halkii Ubaxa Ah: Wax waliba waa ii Adiga . 2-labada xabo [...]
Dec 29 2011 | Posted in
JACEYL,
News |
Read More »
Ma tahay ruux jacayl la ildaran? Misna shaqsiga uu jecel yahay u heysto fursad uu ugu bandhigto, xaaladdiisa jacayl ee uu la dalanbaabsan yahay, iyadoo sidaa kaaga cakiran tahay warqad lama filaan ah, ma kaaga timid ruuxaad ku hawlaneyd ee hamigaagu ku yaalay. Misna mudo fara badan aad ku fekereysay ma u sheegtaa tolow miyaad [...]
Dec 28 2011 | Posted in
JACEYL,
News |
Read More »
Lil Baliil oo ah Wiil Fanaan Soomaaliyeed ah oo ku heesa afka Somaliga iyo Ingiriiska ayaa waxuu lasoo baxay cod iyo Muqaal mucjiso ah oo ka yaabiyay dadka dhageystay heesaha oo qaadday. Lil Baliil ayaa caan ku noqday in ka yar lix bilood kadib markii oo Heeso badan oo iska dubay si weyn ugu faafeen [...]
Dec 28 2011 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Shabakada Aduun.com oo noqoneysa Warbaahinta Sida dhabta ah uga faalooota Arimaha bulshada ayaa waqtigan idin so gudbineysa Ereyo ay isku diraan Lamaanayasha Is-fahmi waaya ama Kala daneesta Taasoo Mid kamid ah Lamaanuhu Adeegsan karo Ereyadan oo ah kuwa Daadis ah. Fariintaada ku bilaaw , Warqad, Dhanbaal Kaaga Timid Naf La Nacay taasoo u adkeesan weysay [...]
Dec 27 2011 | Posted in
JACEYL,
News |
Read More »