Aduun.com
Archive for: January, 2012

Sida loola Haasaawo Dhalinta Facebook.

somaliweyn

Facebook waxa uu noqday Falaarta ugu horeesa ee xariirkoodu ku abaaraan Lamaana yaasha Soomaaliyeed iyadoo 24 saacba eey Malaayiin qofood kuwa haasaawaan Haba ugu badnaadaane dhalinteena Soomaaliyeed. Iyadoo ay taasi jirto ayaa hadana mudooyinkii ugu danbeeyey waxaad moodaa xeelado cusub iney lasoo baxeen Lamaanayasha kuwooda kuwada haasaawa barta Facebook. Tusaale :- Hadii aad dooneysid inaad [...]

Sifaadka Looga Guuleysan Karo Xariir Kaa Fog.

lamaane islam

Soomaalida oo ah dad Badankoodu ku kala tagay Dalkii Hooyo ee Soomaaliya ayaa waayihii ugu danbeyey dhalintu noqonayeen kuwa ku barbaara Qurbaha isla markaana halkaas ka dhisa qoosas badankooduna kuwada haasaawa Barta Isgaarsiinta Taleefanka & Internet-ka. Hadaba Dhalinteenu waa dad kuwada xariira Aaladahan cusub ee Internetka waxaase Cabasho ka timaadaa had iyo jeer qaabkii looga [...]

Qiso Murugo Badan Leh Sidex Caruur Ayaa Waxaa Ku Dhalay Guur La’aan Si Xoog Ah Qeybta 4

images (1)dd

Gabadhii sidexda ilmo xooga looga dhalay waalid keedana dhib aad u weyn loo geestay qeyb teeda ugu dan beesay markii kooxdii ninka dishay ee intii maleeshiyo aheyd ee guriga joogtayna dhameysay ay naga tageen waxaa gurigii yimaadeen kooxo kale oo gurmad u ahaa ninkaan la heystaha u ahaa iyo mooryaantiisa la laayey iyagiina waxey aruuriyeen [...]

Al-Fanaan Abdi Tahliil oo Muqdisho Lagu Dhaawacay.

Cabdi-Tahliil

Askari ka tirsan Dowladda KMG ee Somalia, ayaa ku nafwaayey mid ka mid ah fanaaniinta ugu caansan dalkeenana waa uu ku dhaawacmay ka dib iska hor imaad u dhexeeyey Ciidamo ka wada tirsan Dowladda KMG Somalia oo dhacay Xaafadda Ex-fiyoore Degmada Wardhiigleey ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaadkaasi uu u dhexeeyey [...]

Saxafiyiinta SOJASA oo Kulan Baroor diiq ah U qabtay Wariyihii Muqdisho Lagu Dilay.

DSC02885

aWarfidiyeenada waxa ay caan ku yihiin qalinka, laakiin waxaa lasoo gaaray xiligii ay qoriga qaadi lahaayeen si ay lafahooda u badbaadiyaan” , aragtidaasi waxaa laga soo jeediyey kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen xubnaha ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Ururka SOJASA ayaa codkooda ku biiriyey cambaareynta dilkii waxuushnimada ahaa ee gudaha Magaalada Muqdisho loogu [...]

Hees Cusub DHUNKASHO & Fanaaniinta Darmar ft Farhia Kabayare(VIDEO)

play hees

Fanaaniinta Farxiya Kabayare & Darmar oo Kunool Dalka Maraykanka ayaa dhawaan soo Sameeyey Hees Cajib ah taasoo Loogu Magac daray Dhunkasho Iyagoo si cajiib ah uwada jilaya heesta. Fanaaniinta Soomaaliyeed ee soo koraya ayaa waayahan danbe waxa ay lasoo baxayaan ciyaar wanaag aanan horay Loogu arag fankii Soomaaliyeed iyagoo marba marka ka danbeysa si jiliin [...]

Qofka Caashaqa Jacelka Ee Uu Haayo Waxa U Cad Jacelkiisa Oo Kaliya

romantical-love-painting-photo

Qofka jaceyl haayo mowqif malah wuxuu jacelyahay ayaa u cad wax kale uma cado hadii oo jaceyl ku galo waxaa sameysid ma garaneysid sababtoo ah waxaa jaceshahay ayaa weysantahay qofka wax jacelaado waa qof nasiib badan hadii lagu jacelaado nasiib ayaa leedahay sababtoo ah aduunyo iyo aaqiro naxriis ayaa u baxeysa Jaceylka asalkiis waa naxriis [...]

Qiso Murugo Badan, Gabar 3 Cunug Xoog Looga Dhalay Part3 .

aQ_m9H4HFVf-_--dd

Qisadii muraga badneyn laheed oo ay ku dhacday gaabdhii magaceed ka xishootay in ay soo badhigto oo sidexda caruur xoog looga dhalay iyadoo ay dhibaatadaasi jirto ayaa waxaa dhacday inuu bilaawday dagaalkii afarta bilood markii uu dagaalkaasi socday muddo bil ah ayuu ninkii I heystay uu taabsaday guri ay ka qaxeen dadkii lahaa oo gogoshiisa [...]

Astaamaha Lagu garto Ruuxa Dhabta kuu Jecel.

images

Astaamaha lagu garto qofka sida weyn kuu jacayl waa cajiib caashaqu hadana dhinaca kale waxay dadka cilmu Nafsigu bartay ay sheegaan in nabaro xanuun leh uu reebo caashaqu haddii ruuxa wax jacayl uusan helin gargaarka culus ee uu la-foolanaayo oo ah in uu wanaag iyo rabitaan uu ka helo ruuxa ama shakhsiga uu u hanqal [...]

Maxay Bulshadu Kugu Jeclaan Kartaa.. Qodobo Xasaasi ah.

qosol

Daraasad dhawaan lasameeyey ayaa lagu shegay in lixqodob ku noqon karayso Qof aad Caan uga ah Bulshada, Waxaa Hubaal ah in Ruux walba oo inaga mid ahi jecelyahay inuu noqdo qof magac ku leh bulshada uu waqtigaas ku dhex noolyahay si loo sharfo Magaciisuna uga wynaado Bahda uu waqtigaas Asaaaga layahay. Hadii aad Raacdo misana [...]

Photo Gallery