Arooskii Ugu Mucjisada Badnaa Afrika.(VIDEO)
Qaarada Madoow ee Afrika ayaa had iyo jeer waxaa kaso shaac baxo dhaqamo aad kaaga yaabiya mar walba hasa ahaatee waxaan Muuqaal aad inoo cajiib galiyey ku dhex aragnay Barta Internetka ee Youtube kaasoo Noqonaya Sidan.
Arooskan oo kaga duwan aroosyada kale ayaa kolka ay Arooska & Caruusadu kasoo galayan Albaabka hore waxaa dabeecad ahaan jiray in loo dhigo Roog casaan ah kaasoo ay kusoo socdaan balse kani waxa uu Noqonaya mid dadka korkooda lagu socdo iyagoo dabeecad ka dhiganaya.
Daawo :
Abdulfatah Sablale
Cape Town, South Africa
sablale@aduun.com
Maamulaha Guud ee Aduun.com
Share and Enjoy
Short URL: http://aduun.com/?p=2562


















ilahow jahil hanaga dhigin kk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaa cajiib gumeeysi miyaa lagu jiraaa kor kaada aan ku cosdo miyaan haaa dhahaaa waleee waa leeys dili karaa leeee jaahil nimo weey dhaaftay midaan