Hees Cusub Laxaw Ahmed Biif Ft Nimco Dareen (VIDEO)
Fanaaniinta Da’ada yar ee Ahmed Biif & Nimco Dareen ayaa si wada jir ah usoo sameeyey hees aad u macaan Taasoo noqoneysa mid kasbata Shacbiyaad fara badan Heeska Magaciisa waxa la yiraahda LAXAW.
Axmed Biif oo ah Fanaan la jecelyahay ayaa hadba waxa uu heeso lasoo sameeyaa fanaaniinta hablaha ah kuwooda loogu jecelyahay lehna taageeroyin fara badan ayuu hees lasoo sameeyey Nimco Dareen
Daawo :
Abdulfatah SaBlale
Cape Town, South Africa
sablale@aduun.com
Agaasimaha Aduun.com
Share and Enjoy
Short URL: http://aduun.com/?p=2643
















