Yaa iska Leh Heesta Barasho Wiil, Kambaala Adaa Ibaday..(VIDEO)
Fanaanada Da’a yar ee Ayaan Dagan oo dhawaan Soo qaaday Hees Cajiib ahaa oo Loogu Magac daray Barasho Wiil ayaa haatan waxaa soo dhaacbaxayay Muuqaal lasoo galshay Barta Internetka ee Youtube ka in Heeskaas Horay Loo qaaday.
Fanaanada Sahra Halgan oo aad loowada yaqaan ayaa la sheegay in Sanadii 1994-tii Heestan Soo qaaday si muuqaal ah waqtigaas oo lagu Qaadayay Kaban Waxaase Bulshadu Is weydiineysaa Yaa iska leh Heeskan Hadaba si aad Uga Jawaabto Su’aashan Daawo wixii Kaaga Baxaya Comment Ku Reeb.
Daawo:
F:G.
Walaal Muhiimadeenu maahan inaan Cadaawad Ku nahay Fanaanada , Muhiimadu waa inaan Bulshada wixi jiro Usoo Gudbinaa si ay Wax badan u Ogaadaan, Raadraaca Fanaanka waa Barnaamij Bishiiba Mar aynu kuso qaadan Doono Hadba Fanaanka iYo iwxii Ka Cusub .
Aduun.com | U ADeegaha Bulshada
info@aduun.com
Short URL: http://aduun.com/?p=2529






















kkkkkkkkkkkkkkkkk waxa u garty in ay hesta lahanshaheda laga ben shagay abwanka laha & fananada qaday oo laga dhigay wax cusub waxa ay ku kala badalan yahiin oo kali ah inta cusub oo lagu daray ee ah KAMPALA ADA IBADAY mida mesha tal waxa waye cope wa la qaday lkin ma arkin ani cope la dhahayo ana sameyay lolz mala ilobay in in la heli karo video ama tipe anwy waxa fican in la is xushmeyo lkin tas waxa ka wayn oo la wayay dowladnimadaii & dadnimadii somalia dhibta tas aa kenty wax kasto wa la bili liqaysty hesna wa cadi mid kale adunka jojiya ka shifka cml ani hesaha cope ga hestii an ku hesty wa iga qaste & fananadii wa gabar & aabahed ka shifmay lolz
ala ben badanaa heysta hada ka hor mamaql hada igu horeyso wana ka helay runti fananada sey u qaday kkk
waan idiin salamay saln ka dib aniga siday ila tahay labada hees miraha qayb ka mida ah ayaad u malaysaa inay isaga eg yihiin laakiin naaxiyada shaqo iskuma laha/
kkkkkkk naagta ayaan waxay badashay laxanka qayb ka mid ah waxaanay u badashay markay kari weyday kkkkk ileyn cod meesha kuma haysee musicga iyo mixedka ayaa saaciday sahrina natural ahaan bay u qaaday by:saynab from jabuti
shaqo iskumaleh waad kuqaldanteen
sxb kamPala ada ibaday waxa qaday ayan waxana udiyariyay ama u alifay abahed warsame hadanan qaldanen
abahed aya u alifay waxana ladhaha warsame
Heystaan waxaa iska leh ayaan dagan waxaanna u sameeyay Aabaheyd kampala adaa iday gabadhaan ka hor wali ma maqlin marka fanaanada cusub yaa la xaqirin waa macquul yaa la xasdin akhayaarey
runtii aniga ahaan waxa ay ila tahay in labada hees si aad u kala duwan yihiin fanaanada da’da yar ayaan yaaan la xasdin
naagtaan ayaan la dhahaayo hadii ay iyada heestaan leedahay oo aabaheed u sameeyay mey hees kale soo qaado taas aa ani shaki igalisay aaway heesihii kale ee ay laheed ileen fanaan wey noqon kartaa oo labadooda iyadaaba ku codleh any way sahro dagan meel hanaga fariisato heesta gabdhaan ku baranay ee gab ha dhado