Murqaaniistihii aduunka ugu yaraa oo dhintey
Nin u dhashay dalka Hindiya oo galay buugga aduunka ee Guinness Book of Records ayaa dhintey kadib xanuun xagga maskaxda kala soo darsay.
Aditya ‘Romeo’ Dev, 23 jir ayaa galay kaalinta koowaad aduunka ninka ugu yara ama u jab yare e murqaha dhista.
Ninkani ayaa qabay xanuun ama xaalad caafimaad oo kalifta in uusan qofka korin, aduunka dhana 100 qof oo kaliya ayaa la sheegey in ay cudurkaasi qabaan.
Aduun.com
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN )
Short URL: http://aduun.com/?p=6417









