facebook

Xariirka Udhaxeeya Ubaxa iyo Jaceylka

Jaceylka oo ah Dareen ku beerma qof walba oo Bini adam ah ayay Lamaanayaashu Sameeystaan Astaamo gooni ah oo lagu garto taasoo cid waliba ay garan karto marka lasoo hadal qaado.

Ubaxa oo nuucyo kala gadisan leh ayaa kamid ah Astaamaha lagu garto Xariirka , Haba ugu Weynaado midka casaanka ah ee Shaabaha Wadnaha Bini adamka , Ubaxa gaduudan waa mid la xadhiidha dhiiga Mucaashaqa waa mid leh dareen gooni ah .

Hadaba Lamaanayaashu waxaa wanaagsan ineey mar waliba hadiyado iskugu keenaan Ubaxa Gaduudan si uu xiisaha jaceylku ugu kordho , Lamaanayaasha Nolol wadaaga ah iyo kuwa wada Haasaawaya waxaa uwanaagsan ineey joogteeyaan Hadiyada la wadaagayo kuwooda Ubaxyada ah.

Ugu danbeyn Akhristayaasha Aduun.com oo ah kuwa ku xeel dheer Adeegyada Jaceylka dhabta ah ayaan fariintaan jeclahay inaan gaarsiiyo taaso ah ineey kobciyaan Jaceylkooda , inkastoo aanan dheheen Ubax ayaa korin kara Jaceyl balse hadiyadaha la is dhaafsado ha ugu badnaado Ubaxa.

Mohamed Keinan
Cape town , South Africa
keinan@live.co.za

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=7607

Posted by on Nov 25 2012. Filed under JACEYL, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/9/7/1/aduun.com/httpd.www/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21

ADVERTISEMENT

NAGALA SOCO FACEBOOK

ADVERTISEMENT