Digniin : Ka Feejignoow Cudurada ku Dhaca Xubinta Taranka Ragga.
Dhaqaatiir badan ayaa ka digay Arimo dhowr ah oo ay Rageenu caado ka dhigtaan kuwaasoo inta badan iska dhega tira balse waa Muhiim inaad Caafimahadkaaga aad sare u qaadid.
Xubinta Taranka Ragga waa in Maalin walba lagu dhaqo ( meyro) Biyo kulul & Saabuur kolka aad Galmo sameyso , Sababtoo ah waxaa laga qaadaa cuduro dhowr ah oo halis galin kara Nolosha.
Inkastoo aysan muhiim aheyn inada Galmo sameyso hadana Kaadidaadu waxyaabo badan ayeey sababtaa & in Cudurka Jabtada aad sahal ku qaadid , Muhiim waxaa ah inaad Maalin kasta Hal jeer aad biyo Kulul ku Dhaqdaa adigoo ka taxa taraya dhinac walbo.
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN )
Short URL: http://aduun.com/?p=7794







