facebook

Daawada Cudurka Biya baxa deg dega waqtiga Galmada.

qancin darada Dumarka Aduun_comInkasoo aysan eheen markii ugu horeeysay een Cabashada Akhristayaasha tix galino ayaan hadana jecelnahay inaan waxyar ka sheegno Daawooyinka sida sahlan la isaga daweeyo Cudurka Biya baxa dega dega waqtiga Kulanka Labada Lamaane.

Ma jirto dawo afka ah ood 100% ku daawoobeysid Allaha kaa caafshee , hasa ahaatee waxaan kugula talin lahyn inaad ku dadaashid Caafimahadkaaga ood aadid Goobaha caafimahadka ee Dhaqaatiirta.

Caafimahadku waa shey qaali ah waxaan wanaagsan inaad waqti ku bixisid , haka cabsan hana qarsan cudurkaan waana mustaqbalkaaga oo cirbadi ku taagantahay , Xaaskaaga ood qancin weysaa waxay sababi kartaa Daciifnimo noloshaada soo wajahdaa.

Hadaba Labo qodob ayaan isleeyahay si kumeel gaar ah waad isaga daweyn kartaa Biya baxa dega dega ah ee waqtiga Kulanka Sariirta , waa inaad Maankaaga ka bixisaa Dhadhanka & Macaanida Raaxada hana niyeeysan inaad soo afjari rabtid Dheesha oo is hilmaamsii ineey kaa imaan rabaan.

Tan kale waa inaad ku dadaashaa badsataana cunista Qudaarta nuucyadeeda kala duwan , cabitaanada Nafaqada leh , maskaxdaada u badi nasiinada , hana sameyn Kulanka Ciyaarta waqti calooshaadu buuxdo oo waxey keeni kartaa inaad sahal kusoo jarto Ciyaarta.

Fikradaada waxaad ku xusi kartaa Barta hoose , Fikirkaaguna waa laf dhabarka Bulshada , wixii fariin ah noogu soo dir Barta hoose ee Comments-ka.

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8215

Posted by on Jan 4 2013. Filed under DAREENKA, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/9/7/1/aduun.com/httpd.www/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh