facebook

Daawo Riwaayada Qiso iyo Qosol oo Qaraaxo Badan 2013 (VIDEO )

Qiso iyo QosolMaalmo kahor waxaa dalka Maraykanka lagu soo bandhigay Riwaayad loogu Magac Daray ( QISO & QOSOL ) Taasoo run ahaantii ka turjumeysa dhaqamada Soomaalida kolkii aad daawatana qosol aan kala goys lahyn jaanta u rogeysid.

Riwaayadaan oo lagu soo bandhigay Barta internetka Maalin kahor ayaa noqoneysa mida ugu qosolka badan , Xamaasada Riwaayadani maahan mid sahal la igu ilaabi karo.

Hoos ka Daawo Riwaayada oo waqti kooban soconeyso taasoo ka hadlaysa , Qisooyinka Qoysaska Soomaalida iyo Ababintooda waqtiyada ay qurbaha Imaadaan & Oday Guurdoon ah.

Xigasho : xulka.com

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8659

Posted by on Jan 27 2013. Filed under FANKA, VIDEOS, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/9/7/1/aduun.com/httpd.www/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh