Daawo Seynab Labadhagax & Heeskeeda Sanadka Cusub 2013
Fanaanada Caanka ah ee Zeynab Labadhagax ayaa soo saartay Hees Cusub oo ay ugu talagashay Sanadka Cusub ee 2013 waana hees ka hadleysa waxyaabo badan haba ugu badnaado Jaceylkee.
Fanaanada oo lagu xasuusto Hees Macaan ayaa markaan Lasoo baxaysa Suugaan ka macaan kuwii lagu yaqiinay & Cod aan dhegtii maqashaa ka daaline.
Inta ay heesku soco
Qurux i cajabisoo
ku calmaday inayahoow
Ereyada macaan waxaa sameeyey Abwaan Cabdi shakur Alaayahdiik , Laxanka macaan waxaa saaray Cali Xeyle Awees halka uu Muusikada Macaan tumayo Cabdiwahaab Naaji , Heeskaan oo lkoogu magac daray Caloolyoow waa Codkii Seynab Laba dhagax
Halkaan Hoose ka Daawo
Aduun.com
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN )
Short URL: http://aduun.com/?p=8187










