Daawo Showgii Fanaanka Lafoole ee Oslo Norwey (HD VIDEO)
Bandhiga Fanaanka Caanka ah ee Lafoole ayaa in badan oo kamid ah Akhristayaasha aduun.com codsadeen inaan soo Bandhigno waxaase Suura gal noqotay inaan helno qeybo kamid ah Bandhigiisa
Halkaan hoose ka daawo Heeska Ambad ee Fanaanka Lafoole & Xamaasada Bulshada Reer Oslo oo aad u xiiseenayay Heesaha kala gadisan ee fanaanku ka qaaday goobta.
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN )
Short URL: http://aduun.com/?p=8212








