facebook

Fanaanada Ubax Nacfi oo Soo saartay Hees Daadis ah ( New Video)

Fanaanada Ubax Nacfi oo soo saartay Muuqaalka Heeska Garasho heeskaasoo run ahaantii leh Murti fara badan baaq cajiib ahna loogu dirayo Mooge iskiis umaqan.

Heeskan Qiimaha badan waxaa soo saaray Abwaanka Da’da yar ee Cabdifataax Xaaxaale oo inta badan Heeso murti leh usameeya Fanaanada Ubax Nacfi dhanka Laxanka waa Laxamiiste Cali Shaacir, Muusikada waxaa iska leh Muusiishink weyn ee dalka Holland , Maxamed Weeroow ,

Codka Macaan ee idin soo gaaraya waa Fanaanada Da’da yar ee Ubax Nacfi oo loolan xoogan kuwada Rikoorka Fanka Soomaalida ee Fanaaniinta Qaarada Yurub.

Hordhaca Ereyada Macaan waxaa kamid ah :

Kuma Gooni yeelinee
kol hadaad adunbaa isku gaban gabeeyee
Guubaaba beeniyoo
hadba gaaf wareegaa
Gar qaadoo inan yahoow
garqaadoo

Halkaan Hoose kadaawo Muuqaalka & Codka Macaanba

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8071

Posted by on Jan 2 2013. Filed under FANKA, VIDEOS, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh