facebook

Geeraar Xiiso Badan Ballan Jaceyl Akhriso

Geeraar Jaceyl Ballan JaceylGeeraarJaceyl ah misana ka xiiso badan kuwii hore ayaan Todobaadkan idin soo bandhigeynaa , waxaana jecelnahay inaan Kobcino Maskaxda Akhristaha si noloshiisa uhesho Farxad waa Lamaankiisa noloshee.

Hadaba Geeraarkaan Waxaan ugu Magac darnay BALLAN JACEYL sida magaca aad ka garanaysaana waa Ballan ay labadu Lamaane isla galaane.

Barigii aan ku bartaa

Ilaa bil iyo ayaamaa

U bukaa aragaaga

Bohoyow daraaddii

Bal inaan ku bogsado

Bartaada inaan arko

Beerkaad iiga taalaa

Bilicdaada qurxoon

Baan u bogaya anigee

Ballan ila wadaagoo

Bartamaha badweyntio

Bal inaan booqano

Beerihii Afgooyiyo

Bartamaha jannaalaa

Baashaal u aadnaa

Bartamaha jaceylkana

Beer wacan u fidinaa

Ballantaa iga aqbal

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8166

Posted by on Jan 1 2013. Filed under JACEYL, NOLOSHA, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

NAGALA SOCO FACEBOOK

ADVERTISEMENT