Hambalyo Tahniyad Aroos ah Ciise malin iyo deeqo cali
Hambalyo Aroos oo loo dirayo Lamaanaha Ciise Macalim Yuusuf iyo Deeqo Cali Kulane oo Arooskoodu ka dhacay Dalka Finland gaar ahaan Gobolka Oulu Hambalyadoos oo ay diraan Dadka kala ah
Aabo ali kulane
Hooyo Maryan sheeq
aboowe Mahamed cali kulane
aboowe Axmed cali kulane
aboowe Cabdu rahman ali kulane
aboowe Cabdi cabdullahi ali kulane
aboowe Cabdi salan ali kulane
aboowe Cabdi qadir ali kulane
F AMILY KA WIILKA
Hooyo Xawo cali
Cabdi casis macalin iyo xaaskisa deeqa
cali farah
cabdikariin macalin yuukisa
cabdifatax macalin
qadar macalin xaskisa shuuto hassan
fahdi macalin xaskisa hodan huseen
nuur macalin iyo xaskisa sahro mumin biriq
farxiyo maclin iyo seeygeda maxamed cumar macow
shugri maclin iyo seygeda cabdullahi xaaji
deeqa macali seygeda najiib maxamed xaaji
abti nuur cali xasan
abti xasan cali xasn
abti cabdulle cali xasan
abti yusuf cali yuuboos
habar yar fadumo yusuf
habar yar timiro cali xasan
Dadkan oo kukala sugan duniada dacaleda waxay hanbalyo arooos udariyaan caruuska (ciise macalin yusuf ) iyo caruusada (deeqo cali kulanle) oo arooskoodu ka dhacay wadanka filand waxa aan Lee Nahay Noqda Kuwii Isku waara Kala hela Ubad kheyr qaba.. Aamiin… Aaamin……. Aaamin
Short URL: http://aduun.com/?p=8184









