facebook

Lamaano 87 Sano is qabo welina isku dhac ka dhex dhicin ( LAYAAB )

Waayeel is jecelSida ay qortay Jariirada DailyMail ayaa lagu xusay bogeeda hore Labada Lamaane ee Dunida ugu cimriga dheer Jaceylkooda , waxaa la sheegay in labadani lamaane noqdeen kuwa indhaha caalamka soo jiida.

Lamaanahan oo ladiiday in Magacyadooda lashaacsho ayaa udhashay dalka Ingiriiska waxayna is jeclaayeen in ka badan inta ay Nolosha wadaageen ee 87 Sano ,

Waxaa la xaqiijiyey ineey marnaba isku dhac soo kala dhex galin labadan lamaane intii ay nolol wadaaga ahaayeen , waana tan ka yaabisay Indhaha Caalamka oo idil

Waa ay jiraan Kuwa laga yaabo ineey ka cimri badanyihiin oo Soomaali udhashay welina gaf weyn uusan soo kala dhex galin nolosha si macaan iskula wadaaga, Jaceylkuna waa kalsooni labada qofi ka dhex dhalato.

Waxaanse Lamaanayaasha xariir wadaaga ah u rajeneynaa in Guurkoodu sahal ugu soo iftiimo noloshooda farxad kuwa kuwada dhameesta Allaha ka dhigo.

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8208

Posted by on Jan 3 2013. Filed under NOLOSHA, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh