facebook

Sir Culus : 10 Qodob ood Qalbiga Ninkaaga aad ku Xadi kartid

HooyoXaas walbo waxeey juhdi iyo dadaal fara badan ay ku bixisaa sidii ay qalbiga Seygeeda ku kasban lahyd waxaana hubaal ah in dadaalkaaga badan uu kuu sahlo kasbashada Qalbiga Ninkaaga.

Hadaba Shabakada Aduun.com ayaa kusoo bandhigeysa 10 Qodob oo muhiim ah misana aad ku kasban karto Qalbiga Seygaaga , waxaana lama huraan ah inaad si daacadi ay ku jirto ugu dhaqantaa adigoo Fikiradahaadana ku darsanayaa

1. U jajabnaaw una qanci ninkaaga si wanaagsan.

2. U maqal uguna dambee si xushamadi ku jirto.

3. Yeysan ishiisa kugu dhicin adigoo raf ah.

4. Yuusan kaa dareemin waxaan ugud ahayn.

5. Ilaali waqtiga hurdadiisa iyo waliba cuntadiisa.

6. Gaajo soo nonoqotaa waxay keentaa miisaan la’aan iyo kalsooni darro.

7. Hurdo aad ku raagtaana waxay keentaa xanaaqiisa.

8. Ku dadaal xifdinta hantidiisa iyo ubadkiisa.

9. Arrin uu watana ha ka hor imaanan hana faafinin sirtiisa.

10. Marka uu xanaaqsan yahay ha dareensiin farxaddaada, marka uu faraxsan yahayna ha dareensiin Xanaaqaada.

Mohamed Keinan
Cape town, South Africa
info@aduun.com

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8164

Posted by on Jan 1 2013. Filed under ila Tali, JACEYL, NOLOSHA, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/9/7/1/aduun.com/httpd.www/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh