facebook

Stress ka & Siyaabaha uu ku yimaado ( Xalka Murugada )

Stress & Nolosha SoomaalidaMurugada waa mid kamid ah waxyaabaha Nolosha ku dhsan ee qofka bini adamka ahi mararka qaar dareema Murugo soo food saarta Noloshiisa.

Murugada oo ku timaad siyaabo kala gadisan ayaa xalkeedu yahay mid aad u basiid ah una basiid ah dadka Muslimiinta ahi , Culumo badan ayaa ka hadla siyaabaha la iskaga daweeyo murugada iyo imaashaheeda.

Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culumada ugu Caansan dalkeena hooyo ayaa sanad kahor kahadlay Murugada iyo waxyaabaha ay ku timaad kaasoo daba dhigay xalkeeda.

Hoos ka daawo Muuqaalka Shiikha oo ka hadlaya Murugada iyo Cashiro badan oo cilmi nafsiga ah isagoo ku dabaqaya Diinta Islamka.

Xalka Murugada

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Soomaaliya & Caalamka Kala Soco AduunNews.com ( RIIX HALKAAN ) Warar Cusub

Short URL: http://aduun.com/?p=8663

Posted by on Jan 28 2013. Filed under VIDEOS, WARKA MAANTA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

ADVERTISEMENT

NAGALA SOCO FACEBOOK

ADVERTISEMENT