In lamaankaagu kaa caroodo is fahan waana idin kala dhex galo ma’ahan wax cusub waxaase haboon inaad garan karto waqti walba sidii aad lamaankaaga usoo ceshan lahyn una soo jiidan lahyn. Bahda Aduun.com waxa ay kuusoo diyaariyeen dhowr qodob oo kaa saacidaya inaad si sahlan usoo jiidato lamaankaaga hadii aad weysay qaabab aad ku farxad [...]
Muuqaal gaaban oo ay diyaariyeen dhalinyaro is fahansan ayeey kaga yaabiyeen aqiyaar dhowr ah kadib markii ay mar qurra wada dhahayaan ereyada.
Raga badankooda inta ay san guursan gabadha ay lashekestaan, waxay ka qaadan balamo badan taas oo ku abuurta gabadha iney aaminto oo ay ogolaato ninkaas, dalabkiiisa guurka ah markii guurka dhaco ayaa waxaa sobaxa waji kale oo ninka, taas o ah in uu balamihi waxba ka oofin waayo,,, kaaga sii daranka yuusan balamihi oofinbee, xumaanto [...]
Dumarka Muqdisho waxa ay ahaayeen kuwa intooda badan ka indha xiran dhaqamada ka jira qurbaha hasa ahaate markii uu dalkii is badalay waxaa dib ugu laabtay dumar fara badan waxa ayna ilbanimo siyaado ah kusoo kordhiyeen kuwii horay u joogay
Soomaalidu mudooyinkii hore ma’aysan ahyn kuwa qisooyinka layaabka leh ee ka dhex dhaca ka sameeya aflaan macno ku leh markani waxaa dhexda u xirtay Qabiiro soomaaliyeed sidii ay Bulshadooda uga daba geyn lahaayeen Bulshooyinka Caalamka. Filimkani gaaban oo loogu magac daray Ha i Salaamin ayeey muhiimaduusu tahay in aadan ka deg degin salaanta wadata sixirka [...]
Muuqaal gaaban oo aad u naxdin leh looguna magac daray Wadadii dhimashada , waa mid marka aad daawato si aad ah kaaga yaabin doono hoos ka daawo muuqaalka adaa yaabi doonee..
Daawo Bilicda Magaalada Muqdisho iyo Baashaalka Shacabka Soomaaliyeed , Muuqaal laga diyaarshay dib u dhiska ka socda muqdisho & qaabka ay dib ugu soo laabanayso nabada.
Inta badan Fanaaniinta Reer Ameerika waa kuwa si aad ah isku garab qabta hambalyada iyo dmaashaadka habeenka farxada aanan kala hagran. Markani fanaaniinta xiigaha Reer Ameerika waxa ay hambalyo farxadeed u dirayaan fanaanka da’ada yar ee Moorka yare iyo Lamaantiisa nolosha Hamda. Daawo hees loogu tala galay Habeenka Aqal galka , Ha shidnaado caashaqiina , [...]
Madaalaha Hobalada Waaberi Cumar Cabdulle Shooli ayaa gaaray Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Africa halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo faniin kale oo da’ yar, uu ka mid ah yahay C/qaadir Macalin oo ku magac dheer CiilTire. Fanaankani Soomaaliyeed oo fanka ku gaamuray aya socdaal faneed ku maraya guud ahaan dalalka [...]
Mararka qaar waxa ay noloshu ku tuseysaa dad aadan garaneeynin waxa aad ku tilmaamto naxariista iyo jil jileecuna ka guuray , hadaba waxaa hubaal ah hadii aad muuqaalkaan daawato inaad dareemi doonto Arxan darada gabdhaha qaar.