SOOMAALIYA SOOMALIBAA LEH” marka aad ereyadan aragto waxaad soo xasuusaneysa in laga hadli doono mid kamid ah fananiintii ugu magaca weynaa Somalia. Cabdi Tahliil Warsame oo kamid ah hobladii ugu magaca weynaa fanka Somalida ayaa ku xanuun sanaya gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia . Cabdi Tahliil oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay naafo ka [...]
Feb 21 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Danjire Cali Ameeriko oo Dhawaan dhaawac Soo gaaray ayaa warbaahinta usharaxay qaabka ay wax ugaareen isagoo hada xaaladiisu sidii hore dhaanto ayaa qaar kamid ah Saxafiyiinta waxa ay ku booqdeen Isbitalka isagoo Xaaladiisa Caafimahad ka warbixiyey. Halkaan Ka Daawo Muuqaalka (Riix Halkan) Like
427
Feb 20 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Heesaha Caweyska ee nasashada ah waa heeso dhamaan jacel ah waad dareemi kareysaa marka aad daawato eryaha heesaha ayaa dhamaan waxay wada xan baar san yahin kuwa jacel ah waxuusa kugu rebayaa xasuus gaar ah iyo waayo waayo ayaad dib u soo xasuusa neysaa Daawasho wanagsan ayaan idin lee yahay mahadsanidiin Xasan Wadani Aduun.com Qaahira [...]
Feb 13 2012 | Posted in
FANKA |
Read More »
Fanaanada Whitney Houston oo ahyd Fanaanad Caan ah ayaa Geeriyootay Shalay iyadoo fanaanadani qaaday heeso aad ufara badan qiimana ka dhex lahyd guud ahaan Dalka Maraykanka ooy Kasoo Jeedo. Whitney Houston Waxaa ay dhalatay August 9, 1963 Iyadoo fanka kusoo biirtay waqti ay yareed iyadoo Whitney ahyd Atariisho Jisho filimaanka sidoo kale Faanisa Dharka(Fashion) Fanaanada [...]
Feb 12 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Todobaad waliba waxaynu idin soo gudbinaa Heeso Macaan isla markaana ah kuwa Bulshadu kawada bogan karaan ayeeynu todbaadkan waxaynu idinkugu heynaa fanaaniin kala duwan iyo heeso Kala duwan oon filayo inad jecleysan doontaan. Todobadkan waxaan jecelnahay inaan Masraxa soo Saarno Fanaaniinta, Abdifatah Yare Heeskiisa Nuur Calaa Nuur, Fanaanada Warda Abdulahi Heesteeda Baxnaano oon filaayo inad [...]
Feb 11 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Barnaamijka Nasashada Jimcaha oo ah mid loogu tala galay Dhagaystayasha Aduun Radio ayaan todobaadkan kuso gudbineynaa Qodobo xiiso badan & Suugaan aan idiin soo xulnay. Todobaadkana waxaynu kuso qaadanaynaa Maxaa Lagu Daweeyaa Jaceylka iyo Qoys Facebook Dartiis uburburay qiso dhab ah oo Cajiib ah, iyo qodobo kale oon idinsii qarineyno, hadaba barnaamijkan ayaa horay uga [...]
Feb 10 2012 | Posted in
FANKA,
News,
WARAYSI |
Read More »
Fanka Soomaalidda oo dhawaan kusoo Aruurayeen Dhalinta Da’ada yar ayaa waxaa Hees Macaan soo saaray Fanaanka Cusub ee Xasan Qeylo Hees loogu Magac daray Dalxiis. Heesta Dalxiis waxaa Sameeyey Abwaan Xasan Garaad iyadoo Macno gaar ah ku timid heestan Waxaase Laxanka qaabeebeyey Laxamiistaha Ali Shaacir oo inta badan Lagu garanayo Laxan Murtiyeysan waxaase Musikada isku [...]
Feb 8 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Filin Loogu Magacdaray Kacdoonka Dhalinyada ayaa waxaa lagu Sameeyey Magaalada Nairobi ee Dalka iyadoo ay ka qeyb galeen fanaaniin Soomaaliyeed isla markaana Sumcad ku dhex leh Gudaha Fanka Soomaaliya. Hadaba FIinkan ayaa waxaa uu noqonaya mid toos u abaaraya dhibaatooyinka ka jira dalkeena hooyo ee Soomaaliya isla markaana noqonaya mid ka hadlaya qeybo kala duwan [...]
Feb 8 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Fartuun Axmed Sahal Birimo iyo Feysal Hanad ayaa soo saaray hees lagu magacaabo Guul iyo Midnimo oo Dhaanta ah, waxaa heesta si wanaagan uga dhax muuqata Fartuun Birimo oo jabaq iyo jiib wanaagsan ka heleysa dhalinyaro Fanaaninta rer Nairobi iyo Music-kiste caan ah. Fanaaninta Rer Nairobi oo waayahaan dambe aan soo saarin heeso sidaas bulshada [...]
Feb 3 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »
Deeqa Ali Mire oo ku magac dheer “Deeqa Bilan” waa fanaanad kamid ah fanaaniinta da’yar ee sanadyadan loogu jecelyahay oo ku nool Minnesota USA. Deeqa Bilan waxay ku dhalatay magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada Wardhiigley waxayna kusoo barbaartay qurbaha, Deeqa Bilan waxay fanka kusoo biirtay sanadkii 2004. Deeqa Bilan waxaa fanka ku dhaliyey inoo soo [...]
Feb 2 2012 | Posted in
FANKA,
News |
Read More »