facebook
Category archives for: VIDEOS

Abdijibar Alkhaliiji oo Muuqaal Cusub soo saaray

Alkhaliiji

Fanaanka Da’ada weyn ee Abdijibaar alkhaliiji ayaa soo saaray muuqaalka cusub ee heeska Tofdheer oo ay inta badan bulshadu aadka u xiiseenayeen. Fanaanka oo mudooyinkii ugu danbeeyey dalxiis ku joogay dalka ingiriiska ayaa si isdaba joog ah usoo saaray muuqaalo cusub. hoos ka daawo Aduun.com U Adeegaha bulshada info@aduun.com

Daawo Arin Mucjiso ah oo lala wada yaabay ( VIDEO )

Arin Mucjiso ah

Muuqaalkan oo markii aad daawato aadan rumeysaneen ayaa ila noqday mid aan bulshada usoo bandhigi karo kadib qaababka loo sameeyey oo aniga iga yaabshay. Dhagax kamid ah dhagaxaanta uu Alle koonkiisa keenay ayaa dab hadii loo dhaweeyo isku badalaya bahlo u qaab eg Masaska & Abeesooyinka , waxa uuna daqiiqado gudaheed ku faafayaa Dhulka. Muuqaalkaan [...]

MUCJISO : Awoodaha Alle siiyey Adoomahiisa ( VIDEO )

Nin Awood leh

Daaawo Muuqaalka nin leh awood dheeraad ah kaasoo kawada yaabiyey malaayiin dad ah , waxa uuna meel fagaaro ah isagoon waxba adeegsan ku kala celinayaa gawaari aad u weyn , sidoo kalana waxa uu Cunayaa Masas nool. Ninkani oo lagu casuumay Barnaamij ka baxa mid kamid ah Dalalka carabta ayaa si aad ah uga faaloonaya [...]

Somali Bantu Short Filim aad u xiiso badan ( Full Movie )

Somali Bantu Short Filim

Filim gaaban oo ka hadlaya Duruufaha qofka bini adamka soo food saara iyo Xaaladaha kala duwan ee Nolosha ayaa lagu soo bandhigay Internetka waana filimkii ugu horeeyey ee jilaan Somali Bantu.

Daawo Cunug 2 Sano jir aabihiis Xabad ku dilay

Dhaawac madaxa ah

Dhacdo naxdin badan oo dhawaan lagu soo shaaciyey barta internetka ayaa si aad ah ii taabatay kadib markii cunug yar oo labo sano jir ah Xabad ku dilay aabihiis. Waa dhacdo cajiib ah runtiina aysan maskaxdaadu aamineen si walboo loogu sheego , balse waa mi dhacday oo muuqaal lagaaga haayo hoos ka daawo SI AAD [...]

Gabadh ka sheekeyneysa Qiso xanuun badan oo ku dhacday

Gabadh qiso ka sheekeyneysa

Gabadh Soomaaliyeed oo si aad ah uga sheekeynaya qiso xanuun badan oo ku dhacday kadib markii ay waraysi dareenkaaga soo jiidanaya ay ku sheegtay dhacdadaan danaqashada leh. Gabadhan oo xuseysa qiso ku dhacday 1988 ayaa ka faalooneysa dhacdo xanuun badan oo indhaha bulshada soo jiidatay , waxa ayna gabadhan si aad ah uga sheekeyneysaa Fara [...]

Daawo Duco Midii ugu Qosolka Badneed waad Qosli doontaa

Du'aa

Duco Qosol badan oo ay kusoo bandhigeen Ragg wajiyadooda ay ka muuqato Heybad ayaa si aad ah Rabi uga baryaya wax inta badan si dadban lo doonayo , waana Muuqaal marka aad daawato kaa qoslinaya.

King Khalid oo Hees Degan soo Saaray ( VIDEO )

Degmo

Fanaanka King Khalid ayaa soo saaray Muuqaal aad u Macaan weliba si habeysan loo soo duubay , Fanaanka oo heeskiisa Degmo si aad ah usoo jiidatay Shacabka ayaan iminka jecelnahay inaad nala daawataan. HALKAAN HOOSE KA DAAWO Aduun.com | U Adeegaha Bulshada info@aduun.com

Subxanallah : Mucjisadaan Weligaa ma aragtay ( VIDEO )

Haweeneey yaab leh

Subxanallah : Mucjiso aniga iga yaabisay oo aan ku arkay Internetka , kadib Gabadh Cadaan ah oo sameeysay fal aniga si aad ah iiga yaabiyey taasoo Dhegaha ka cabaysa Galaas biyo ah. SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN Aduun.com | U Adeegaha Bulshada info@aduun.com

Lamaanaha Dunida ugu yar oo ka qosliyey dad badan +VIDEO

Lamaane Saqiiryaal ah

Muuqaal laga soo duubay Lamaane aad u yar ayaa noqonaya mid si aad ah iisoo jiitay kadib markii aan la yaabay hab dhaqan kooda caruurtan aadka u yar. Waa ilmo aad u yar waxa ayna sameeynayaan waxyaabo aan aniguba igu soo dhaceyn , midkood ayaa doonaya inuu kan kale shumiyo hasa ahaatee gabadha ayaanan ogalaaneen [...]

ADVERTISEMENT

Waqti iyo Facebook Short Filim South Africa

NAGALA SOCO FACEBOOK

XULKA.COM

Gabadh