Aduun.com » VIDEOS

Fanaanada Zahur Ahmed oo Hees Cusub soo Saartay
Fanaanada Zahur Ahmed Rooble oo soo saartay Hees Cusub oo loogu magac daray JOOG DHEERE ahna hees amaan ah ayeey fanaanadu si aad u macaan ugu luuqeeysay.

Habeenkii ma jiiftoo

Dharaartii ma joogo

Waxaan jiriyaayoo

Ujiir go’oyaaye

Jaceylka Dartiisa..

Ereyadaas iyo kuwa kaloo kasii macaan ayeey fanaanadu Masraxa fanka lasoo kortay waana Ereyadii Abwaanka Xuseen Shire Jaamac Ciyaar jecel , Muusikii Maxamed Karama Soo Saaristii Aduun.com

Hoos ka Dhagayso :

Abdulfatah Sablale

Cape town , South Africa

info@aduun.com

Farsamo Cajiib ah oo Daqiiqad lagu habeeynayo Qaraha.
Muuqaal xeeladeeysan oo si aad ah loogu habeeynaayo Qare ayaan door biday inaad nala daawaaan kana kororsataan aqoon kaa maqneeyd, Ninkan waxa uu qaraha ku fiiqayaa oo uu qolofka kaga dhigayaa wax ka yar Hal Daqiiqo waxa uuna ku muteeystay Arinkaas Hadiyado iyo Sacab fara badan.

Koronto La’aan Kaarikeeyso Mobile Kaaga Farsamo Cusub.
Qaab Cusub ood Mobile kaaga ku kaarikeysan karto adigoon heysan wax Koronto ah , hadaba waa farsamo cusub oo aan kaaga baahneen waqti badan waana mid uu qof waliba awoodi karto.

Waa suurta gal in aadan awoodin maalin waliba inaad adeegsato Koronto , hadii aad safar tahay ama ay ku heyso koronto la’aan qaabkani waxa uu kaa saacidayaa inaad waqtigaad u baahato hesho kaariko.

Muuqaalkaan oo lasoo dhigay barta internetka ayan jeclahay inaan uga faa’iideeyo Akhristayaasha aduun.com si horumarka bulshada ayna uga wada shaqeeyno adeegso maantaba.

SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Arin Naxdin badan oo Qabsatay Gabadh Soomaaliyeed
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn Nayn Sida Dhakhatir sheegayaan.

Inta Badan Cudurada Uu ka Mid Yahay Dhig fashinka Ayaa Samayn u Geysta kaliyaha Oo Ugu danbeyn Fadhista Shaqadoodana Gaba,.

Gabadhani ayaa ku nool isbitaal ku yaala magaalada Nairobi waxayna dalbanaysaa in walaaha Soomaaliyeed ay gargaar lasoo gaaraan.

hadaba halkani hoose ka daawo muuqaalka gabadha iyo iyadoo hadlaysa oo kaalma weydiisanaysa walaalaha Muslimiinta.

Daawo Muqaalka.

Daawo Boobka Hantida Soomaalida Koonfur Afrika.
Shalay waxaa Dalka Koonfur afrika si aad ah loogu boobay hantida Soomaalida South Africa oo aalaaba caadi ka noqotay in la xaalufuiyo Dukaamadooda.

Xaafad hoos timaad Magaalada Johannesburg  ayaa lagu boobay inka badan 20 dukaan oo ay Soomaali iyo Ethiopian leeyihiin waxaana iska soo daba baxaya warar dheeraad ah , Dhimasho iyo Dhaawacyo .

Hoos ka daawo Muuqaalka.

SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Daawo Dhibaatada Qaadka ( Funny Video)
Daawo Muuqaal aad u qosol badan oo kahadlaya Dhibaatada uu qaadku ku hayo Dadkeena & mid Marqaan ahoo si ad ah uga sheekeynaya dhibaatada uu shakhsiyad ahaan u geystay Qaadku.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA ( GUJI HALKAAN )

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Daawo Muuqaal ka hadlaya Qabyaalada Soomaaliya.
Daawo Muuqaal gaaban oo ka hadlaya Qabyaalada Soomaali weyn kala geysay iyo sida ay isku necebyihiin mararka ay qurbaha iskugu yimaadaan , daaow Muuqaal marka aad dawato aad uga xumaan doontid sidaasi ay tahayna waa xaqiiq ka dhex jirta Soomaalida.

Abdijibar Alkhaliiji oo Muuqaal Cusub soo saaray
Fanaanka Da’ada weyn ee Abdijibaar alkhaliiji ayaa soo saaray muuqaalka cusub ee heeska Tofdheer oo ay inta badan bulshadu aadka u xiiseenayeen.

Fanaanka oo mudooyinkii ugu danbeeyey dalxiis ku joogay dalka ingiriiska ayaa si isdaba joog ah usoo saaray muuqaalo cusub.

hoos ka daawo

Aduun.com  U Adeegaha bulshada

info@aduun.com

Daawo Arin Mucjiso ah oo lala wada yaabay ( VIDEO )
Muuqaalkan oo markii aad daawato aadan rumeysaneen ayaa ila noqday mid aan bulshada usoo bandhigi karo kadib qaababka loo sameeyey oo aniga iga yaabshay.

Dhagax kamid ah dhagaxaanta uu Alle koonkiisa keenay ayaa dab hadii loo dhaweeyo isku badalaya bahlo u qaab eg Masaska & Abeesooyinka , waxa uuna daqiiqado gudaheed ku faafayaa Dhulka.

Muuqaalkaan oo markii aad aragto suurta kuu noqoneen inaad horay ka aaminto ayaan jeclahay inaad nala daawatid .

SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN

Aduun.com |U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

MUCJISO : Awoodaha Alle siiyey Adoomahiisa ( VIDEO )
Daaawo Muuqaalka nin leh awood dheeraad ah kaasoo kawada yaabiyey malaayiin dad ah , waxa uuna meel fagaaro ah isagoon waxba adeegsan ku kala celinayaa gawaari aad u weyn , sidoo kalana waxa uu Cunayaa Masas nool.

Ninkani oo lagu casuumay Barnaamij ka baxa mid kamid ah Dalalka carabta ayaa si aad ah uga faaloonaya sida ay ugu suurta gashay inuu sameeyo waxaan aysan dadkoo dhani wada awoodin.

SI AAD MUUQAAALKA U DAAWATO ( GUJI HALKAAN )

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com