Marka la joogo Xulashada Gabdhaha waxa ay Raggu inta badan isku mashquuliyaan waxyaabo aad daciif u ah iyagoona doonaya ineey beri xaaskaskoodu u noqdaan kuwa Raaliyo ah. Gabadha Raaliyada ahi waa mid waxyaabo aad u badan laga fiirsho balse waxaan soo xulanayaa qaar kamid ah tilmaamaha lagu garan karo inkastoo aysan intaani ku ekeen. Gabadhu [...]
Iyadoo dalka Burma ay kasoconayaan dhibaatooyin lagula kacayo dadka Muslimka ah ayaa markani waxaa si bini aada nimada ka baxsan loola dhaqmay nin Muslim ah iyagoo si ula kac ah ugu silciyey nafta. Ninkani oo basiil lagu bil bilay kadibna Dab la qabadsiiyey ayeey shacabka Burma ee aan iyagu Muslimka ahyn usoo daawasha tageen , [...]
Surayya Khan oo ah Haweeneey u dhalatay asal ahaan Dalka Inida ayaa u geeriyootay Hijaabkeeda darteed taasoo ay saxaafadu siyaabo kala duwan wax uga qoreen. Hooyadan 67 jir ka ah ayaa heysta diinta Muslimka waxa ayna si lama filaan ah dab uga qabsaday darafka Xijaabkedka iyadoona ugu danbeyn dhaawac kasoo gaaray dhankaas u geeriyootay. Surayya [...]
Gabadhu marka ay soo qaan gaarto waxaa hooyada saaran xilal kala duwan taasoo loo baahanyahay ineey kusoo abaabiso wadada wanaagsan kuna soo dhaweyso nolosha cusub oo ay gabadheedu galayso. Hadbaa hooyada waxa ay dardaaran buuxda siisaa gabadheeda iyadoona uga digta wadada qalafsan iyo magaca qoyska in eey wax soo gaarsiiso. Hooyadu waxa ay waqti walbo [...]
Haweeneeydii Caanka ahyd ee Sunita Williams una dhalatay Dalka maraykanka ee asal kasoo jeeda Hindida Maraykan ayaa ka warbixisay Waxyaabihii ugu weynaa ee ku dhaliyey ineey gasho Diinta Islamka. Ugu horeeyn waxa ay Tiri Diinta Islamka uma baahna Sunita iyo dadka lamidka ah ee Qof walboo nafi ku jirto waxa uu ubaahanyahay Islaanimada Allah ayaa [...]
Sheekooyinka iyo Dhacdooyinka Dunida daafaheeda ka dhex dhaca Maalin kasta waa kuwa waayo aragnimo laga dhaxlo iyadoona noqda kuwa wax tar uleh dhegta maqleysa waano iyo warba ka faa’iida. Hadaba Sheeko Layaab badan oo ka dhacday Dal kamid ah dalalka aysan Muslimiintu ku badneen ayaa na cajiib galisay Aduun.com ahaan waxaana jecleysanay inaan usoo bandhigno [...]
Mid ka mid ah qisooyinka ugu cajiibka badan uguna soo jiidashada badan ee ay qoreen culumada islaamka ayaan maanta idiin soo bandhigeynaa qisadaan oo run ahaantii noqon doonta mid dareen baaxad leh kugu reebta. isla markaana kuu horseeda in ay tusaale wanaagsan kuu noqoto. Gabar aad u qurux badneed hanaan wacana ilaahey ku maneystay ayaa [...]
Warbaahinta ku hadasha Codka Bulshada ee Aduun.com waxa ay baadi goobeeysaa Howl wadeeno cusub oo ka qeyb qaata U Adeegista Bulshada Soomaaliyeed oo ay inta badan Aduun.com ku caan baxday Shaqsiyaagoo laga doonayo Shuruudaha Hoos ku qoran. Shuruudhuhu Ma’ahan kuwa aad u adag sida kalana Ma sahlana inaad Bulsho badan Hogaanka u qabato oo Maankooda [...]
Aduun.com ayaa Maanta idiin soo bandhigeysa Muuqaal qiimo leh kaasoo ka turjamaya Macaanida & iimaanka Ummada Muslimiint ah. Jaamacad ku taala Dalka Maraykan oo ay ka socotay Xaflada Qalanjabinta ayaa mar qura waxaa Wiil Muslim ahi u istaagay Cibaadadiisa ee Salaada. Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan dad ah oo isugu jira Musliim & [...]
Qof walbo oo Muslim ah wuxuu hubaa inuu Dhimayo waa mid Geeri suge ah , waxaa hubaal ah in Aduunyadan ay soo idlaan doonto lana wada aadi doono Allah agtiisa Astaamaha maalinta qiyaamaha wuxuu Rasuulku SAW ku sheegay 1 In dadka salaada ay ka tagi doonaan oo ay ka mashquuli doonaan 2 in dadku ay [...]