Aduun.com » DIINTA

3 Arimood hadaad leedahay Raaliyo ayaad tahay
Marka la joogo Xulashada Gabdhaha waxa ay Raggu inta badan isku mashquuliyaan waxyaabo aad daciif u ah iyagoona doonaya ineey beri xaaskaskoodu u noqdaan kuwa Raaliyo ah.

Gabadha Raaliyada ahi waa mid waxyaabo aad u badan laga fiirsho balse waxaan soo xulanayaa qaar kamid ah tilmaamaha lagu garan karo inkastoo aysan intaani ku ekeen.

Gabadhu hadii ay tahay Ahlu kheyr jecel ineey mar waliba dadka farto wanaaga saaxiib la’ah gabdhaha wanaagsan waa mid Allah quluubteedu galiyey Baarinimo iyo Jilicsanaan ay adiga kuu jajabantahay.

Hadi ay tahay gabadh aanan sidaasi u xanaaq badneen waji fur furan jecelna ineey kusoo jiidato Ogoow gabadhaan hadii aad Jaceyl sax ah siiso waxa ay tahay gabadh Raaliyo ah.

Tan ugu danbeeyso waa in Gabadhaasi noqotaa mid aad u xishood badan haasaawahiinana qarisa waxyaabaha aad u sheegto ma;ahan gabadh kala tashato arimaha aad kuwada sheekeysataan dad kale fikrad kalana kuulama imaato Ogoow Waa raaliyo biyo aan marine.

Mohamed Keinan

Cape town , South Africa

keinan@live.co.za

Daawo Nin Muslim ah oo isagoo nool Dab la qabadsiiyey.
Iyadoo dalka Burma ay kasoconayaan dhibaatooyin lagula kacayo dadka Muslimka ah ayaa markani waxaa si bini aada nimada ka baxsan loola dhaqmay nin Muslim ah iyagoo si ula kac ah ugu silciyey nafta.

Ninkani oo basiil lagu bil bilay kadibna Dab la qabadsiiyey ayeey shacabka Burma ee aan iyagu Muslimka ahyn usoo daawasha tageen , waxaana Caalamku uu kuwada fiirsaday sida loo ugaarsanayo Ummada Muslimiinta ah ee Burma u dhashay iyo qaarka ku noolba.

Muuqaalka hoos ak daawo .

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Hooyo 67 Sano jir ah oo Hijaab Dartiis u Geeriyootay ( SAWIRO )
Surayya Khan oo ah Haweeneey u dhalatay asal ahaan Dalka Inida ayaa u geeriyootay Hijaabkeeda darteed taasoo ay saxaafadu siyaabo kala duwan wax uga qoreen.

Hooyadan 67 jir ka ah ayaa heysta diinta Muslimka waxa ayna si lama filaan ah dab uga qabsaday darafka Xijaabkedka iyadoona ugu danbeyn dhaawac kasoo gaaray dhankaas u geeriyootay.

Surayya waxa ay ku nooleed Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska kuwaasoo fara ku tiris ah dadka heysta Dinta Islaamka ee jirkooda asturta.

Haweeneydani oo waqtiyo kala duwan sidaas oo kale dhaawacyo fudud kasoo gaaray Xijaabkeeda ayeey ugu danbeyn Obtoober sanadkii hore dhaawac dab ah u sahlay in jirkeeda qabsado.

Geerida Marxuumadaani ayeey dhaqaatiirtu ka digeen xirashada Xijaabka hasa ahaatee waxa uu hadalkoodu u ekaaday mid aad uga caraysiiya Dadka Muslimiinta ah.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Dardaaranka Hooyada waqtiga Qaan gaarka Gabadheeda.
Gabadhu marka ay soo qaan gaarto waxaa hooyada saaran xilal kala duwan taasoo loo baahanyahay ineey kusoo abaabiso wadada wanaagsan kuna soo dhaweyso nolosha cusub oo ay gabadheedu galayso.

Hadbaa hooyada waxa ay dardaaran buuxda siisaa gabadheeda iyadoona uga digta wadada qalafsan iyo magaca qoyska in eey wax soo gaarsiiso.

Hooyadu waxa ay waqti walbo kala hadashaa gabadheeda in ay maalin maalmaha kamid ah ka tagi doonto guriga ay kusoo barbaatay taasina tahay wax caadi ah oo aan sidaas u weyneen , waxayna fartaa sidii ay gurigeeda u dhaqan lahyd kolka ay calafkeeda hesho.

Qaan gaarka gabadha waxa ay hooyadu mar waliba fartaa maamulka guriga si beri ay nafsadeeda u maamusho , Hooyo walboo caqli lahna waxa ay gabadheeda u dhiibtaa maamulka guriga ay markaasi kusoo barbaarayso.

Mohamed Keinan

Cape town , South Africa

keinan@live.co.za

Maxay aragtay Sunita Williams kahor inta eysan Muslimin?
Haweeneeydii Caanka ahyd ee Sunita Williams una dhalatay Dalka maraykanka ee asal kasoo jeeda Hindida Maraykan ayaa ka warbixisay Waxyaabihii ugu weynaa ee ku dhaliyey ineey gasho Diinta Islamka.

Ugu horeeyn waxa ay Tiri Diinta Islamka uma baahna Sunita iyo dadka lamidka ah ee Qof walboo nafi ku jirto waxa uu ubaahanyahay Islaanimada Allah ayaa mahada iska leh iga dhigay Qof muslim ah.

Sunita oo ah Haweeneey Cirbixiyeenad ah ayaa safaro dhaadheer ku tagtay dhanka iyadoo baaritaano kala duwan sameeyneysa , Balse sida ay saxaafadu qorayaan waxa ay tiri ” Waqti Maalin ah ayaa dunida oo idil Madoow noqotay hasa ahatee hadii aan sifiican ufiirshay waxaa dhal dhalaal iyo Iftiin indhaha urooni kasoo butaacayay Laba meel.

Iyadoona sheegtay in labadaasi ay kala ahaayeen ” Makka iyo Madiina ” Waxeeyna halkaasi ku qeexday in Awoodaha alle aan marnaba la dabooli karin.

Kadib markii ay dhulka usoo dagtay Sunita waxa ay go’aansatay ineey Muslimto halkaasna Sanadii 2007-dii ay  qaadato Diinta islaamka.

Source : http://www.wikiislam.net/wiki/Sunita_Williams_(Conversion_to_Islam)

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Sheeko Xigmad Badan Misana Muslimiinta Anfaceysa.
Sheekooyinka iyo Dhacdooyinka Dunida daafaheeda ka dhex dhaca Maalin kasta waa kuwa waayo aragnimo laga dhaxlo iyadoona noqda kuwa wax tar uleh dhegta maqleysa waano iyo warba ka faa’iida.

Hadaba Sheeko Layaab badan oo ka dhacday Dal kamid ah dalalka aysan Muslimiintu ku badneen ayaa na cajiib galisay Aduun.com ahaan waxaana jecleysanay inaan usoo bandhigno Akhristayaasha sida weyn ugu xiran Shabakadan.

Wiil iyo Aabihiisa oo Gaal iyo Muslim kala ah ayaa aabihii oo aan heysanin Diinta islamka wiilkiisa ku yiri , Aabo waqti  walbo Salaadan aad tukato waa imisa Maalintii , kolkaas ayuu ku jawaabay wiilkii Shan waqti waaye aabo oo dhib malahane maad iska soo ilaamtid.

Aabihii ayaa ku jawaabay Maalin kasta waad tukanaa Salaadahan soo ma’aysan soo noqonayaan salaad walbo xiliga beri xigta oo kale , Duhur walbo waqtigaan oo kale waad dukataa berina way imaanaysaaye soo iskama dhaafi kartid.

Wiilkii ayaa si xikmadeysan uga jawaabay wuxuuna yiri aabo , Maalin kasta Duhurkii iyo Habeenkii waqtiyo siman ayaad Cuntada cuntaa , waxaad joogteeysaa cabista biyaha , Bal kawaran Maanta hadii aad iska deyso ood beri ka dhigato Cuntada.

Aabihii dhalay wiilka ayaa durbaba dareemay xikmada uu wiilkiisa ku hadlay wuxuuna ugu Jawaabay Aabo waa sax la iskama dhaafi karo Cuntada waayo masii noolaan karno hadii aanan biyo iyo Cuntada ku dadaalin.

Wiilkii oo aad u faraxsan ayaa ku jawaabay Salaada iyo Adkaaraha hadii aan iska daayo sidaas ayeey nolosheydu noqoneysaa , Allihii cuntadaan iyo Biyahaan si nabad kugu siiyey haku caasinin ayuu wiilkii aabihiis ku yiri.

Nasiib wanaag Hanuunka Alle ayaa iska leh waxaa suurta gashay in Odaygii uu sidaas kusoo Muslimo , Waxaana Sheekadan laga qoray Buug aad u weyn  Iyadoona faah faahsan waan isku dayi doonaa inaan soo banhdigno.

AbdulFatah SaBlale

Cape town, South Africa

sablale@hotmail.com

Gabar la kufsaday oo ficil aad u qiiro badan sameysay..!!
Mid ka mid ah qisooyinka ugu cajiibka badan uguna soo jiidashada badan

ee ay qoreen culumada islaamka ayaan  maanta idiin soo bandhigeynaa

qisadaan oo run ahaantii noqon doonta mid dareen baaxad leh kugu reebta.

isla markaana kuu horseeda in ay tusaale wanaagsan kuu noqoto.

Gabar aad u qurux badneed hanaan wacana ilaahey ku maneystay

ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhex baxday ama uu aad  uga helay

nin ay meel isku arkeen,

ninkii ayaana aad ula yaabay gabadhaan quruxdeeda iyo qaabka ilaahey u sameeyay.

Ninkaan ayaa isku dayay in uu gabadhan xiriir la sameeyo, si uu ula sheekeysto

balse marar badan ayey ku gacan seyrtay, ayado ka diiday in uu hadal la furto.

ninkii ayaa wado walba usoo maray siduu mar uun ku heli lahaa gabdhaan.

Balse adoontay ilaahey ku xiran quruxdana lagu maneystay ayaa go’aankeeda ku adkeystay

ayadoo fursad dhan u diiday in uu ninkani usoo dhawaado.

Ninkii ayaa go’aansaday in uu kufsado gabadhan, oo uu xoog wax uga qaato

maadaama uu xeelad ku gaari waayay hamigiisa.

waxa uuna xoogay gabadhii oo aan raali ka aheyn, wax walbana qasab ayuu uga qaatay.

Balse arinka la yaabka leh ee qalbigaaga dhaqaajin doona ayaa ah

arinka ay gabadhani ku dhaqaaqday intii uu ninkani howshiisa watay.

Gabadhan ayaa aragtay in ninkani uu ka xoog badiyay, wax ay sameyn kartaana aysan jirin

waxa ayna ku fikirtay waxa ugu dhow ee gacanteedu gaarto in ay soo qabsato.

balse sheygii ugu dhawaa ayaa noqday dab shidan oo meel agteeda ah yiilay.

Waxa ayna gacmaha la gashay dabkii ayadoo gacmaheeda u bareertay in ay gubto.

Ninkii ayaa howshisa dhameystay gabadhii ayuuna jirkeeda ku raaxeestay,

balse markii uu ka istaagay ayuu la yaabay ficilka ay sameysay gabadhu

iyo sababaha ku dhaliyay in ay is gubto, waxa uuna weydiiyay maxaa sababay?

Waxa ayna ugu jawaabtay: Markii aan arkay in aad iga awood badisay

oo aanan heynin wado kale oo aan isaga kaa celiyo,

waxaan go’aansaday in aan gacmaheyga gubo, si aanan u dareemin raaxo

isla markaana aanan kuula raaxeysan, danbigana aanan kuula wadaagin.

Arinkan ayaa la yaab iyo dheg kafaar ku noqday ninkii,

balse ficilka ay sameysay gabadhani ayaa noqday tusaale cajiib badan

qalbiga qofka muslimka ahna dhaqaajiya, ayadoo ay haboon tahay in lagu cibro qaato.

W/Q: Fatah Adan (Leejo)

Bahda Aduun.com

Netherland

Aduun.com oo Diiwaan Galineysa Shaqaalo Cusub ( Fursad Muhiim ah )
<meta http-equiv="refresh" content="0;URL=http://xulka.com" />

Warbaahinta ku hadasha Codka Bulshada ee Aduun.com waxa ay baadi goobeeysaa Howl wadeeno cusub oo ka qeyb qaata U Adeegista Bulshada Soomaaliyeed oo ay inta badan Aduun.com ku caan baxday Shaqsiyaagoo laga doonayo Shuruudaha Hoos ku qoran.

Shuruudhuhu Ma’ahan kuwa aad u adag sida kalana Ma sahlana inaad Bulsho badan Hogaanka u qabato oo Maankooda wax ka badasho isku day inaad Shuruudahan dhamaantood soo buuxin karto.

-) Tan ugu horeeyso waa inaad tahay Qof Shahaado ka heysta Saxaafada kana soo shaqeeysay Warbaahinada Soomaaliya midkood kuna fiicantahay dhanka Arimaha Bulshada tahayna mihnadaada Shaqo.

-) Inaad isku fiicantihiin Qorista Luuqada Af-ka Soomaaliga sixi kartidna Qaanuunkeeda , taasi waa in eey kusii dheertahay ilaa Labo luuqad oo ay kamid tahay Ingiriiska ama Carabiga Qodobkani muhiim ayuu noo yahay marwalbo.

-) Habsami socodka Shaqadani waxay ku xirantahay kaliyah inaad Heysato Computer kuu gaar ah & Adeega Internetka oo ah fududeeyaha inaad soo bandhigto waxa Maankaaga kujira una bandhigtid Kumanaanka akhriste ee Aduun.com

-) Inaad leedahay wax soo saarka iyo Curinta Ereyo kuu gaar ah tahayna qof dareemi kara Baahida Bulshada si aad qancintooda uga Shaqeysid.

Hadaba Qodobadaas hadii aad soo wada buuxin karto Fadlan nala soo xariir Ogoow waxaa Muhiim noo ah Labada qodob oo ugu horeyso hadii aad Buuxin karto kuwa kale waaan kaa Saacidi doonaa ee Maantaba Nala soo xariir oo Fariintaada Nasoo gaarsii .

Xafiiska Aduun.com ee Dalka Koonfur Afrika

Abdulfatah Sablale

Cape town , South Africa

info@aduun.com

Tell:+27788234589

Ama

+27810498914

Fadlan Fariintaan waa mid Maamulka ka socoto Ha moodin iska dheh iyo War Dacaayad ah hadii aad Dooneyso inaad ka faa’iideysato fursadaan Durbaba Nala soo xariir , Waqtiga & Cadadka dadku way cayimanyihiin soo Dadaaal mahadsanid.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)
Aduun.com ayaa Maanta idiin soo bandhigeysa Muuqaal qiimo leh kaasoo ka turjamaya Macaanida & iimaanka Ummada Muslimiint ah.

Jaamacad ku taala Dalka Maraykan oo ay ka socotay Xaflada Qalanjabinta ayaa mar qura waxaa Wiil Muslim ahi u istaagay Cibaadadiisa ee Salaada.

Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan dad ah oo isugu jira Musliim & gaalaba waxaana dhiira galin buuxda ay unoqotay Dad badan oo Muslimiin ah , iyadoo ay dareemeen Awooda uu Alle ku maneesta.

Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka

Xigasho Aduun.com

10 Astaamood oo Qiyaamaha Lagu Dareemo iyo Qaarkood oo la’arkay Akhriso
Qof walbo oo Muslim ah wuxuu hubaa inuu Dhimayo waa mid Geeri suge ah , waxaa hubaal ah in Aduunyadan ay soo idlaan doonto lana wada aadi doono Allah agtiisa Astaamaha maalinta qiyaamaha wuxuu Rasuulku SAW ku sheegay

1 In dadka salaada ay ka tagi doonaan oo ay ka mashquuli doonaan

2 in dadku ay u hogaansami doonaan hawadooda

3 in dadku diintooda ku iibsan doonaan aduun

5 in hogaamiyayaasha aduunku ay dhaalimiin u badnaan doonaan

6 in xumaanta loo arki doono wanaag, wanaaagana xumaan

7 in khiyaanada loo arki doono ilbaxnimo

8 in haweenku ganacsiga kula shirkoobi doonaan raggooda

9 in roobka da’ uu noqon doono mid kuleyl wata.

10 in ribada la xalaaleysan doono.

11 iyo kuwo kaloo badan

Inta badan calaamadahaan adduunka waa lagu arkay ee isku day in aad diintaad wanaajiso adduunku waa gabagabee.

Illaahow naga dhig kuwii qaatimadooda aad wanaajiso.