Aduun.com
Category archives for: JACEYL

Sahro : Ninkeyga Sideen Usoo Jiidan karaa Qalbigiisa Talo Celin.

gabar ooyineyso

Sahra Waa Gabar Soomaaliyeed ku Nool Cariga Qaarada Yurub waxa ay Shabakada Aduun.com & Akhristayaashaba ka Codsanaysaa in Talo laga siiyo Arin soo Wajahdan kana dhex aloolan Xaaladeeda hoose ee Qooska Waxa ayna hadalkeeda ku bilaabaysaa Sida Tan. A.SC WRW, waan idin salaamey bahda aduun.com waan kumahadsantihiin sida wacan aad talooyin usiisaan bulshada, magaceygu waa [...]

Calaamadaha Lagu Garto Jaceylka Beenta ah.

jaceel

Jaceylka Afka bartiisa ah ee aan gaarsiisneyn uurka waa mid sii xoogeysanaaya waayahii danbe haba keentee jaceylka oo dhalinyarada qaarkood micnihiisu ay u adeegsadaan dabin ay ku doonaayaan danahooda qaaska in ay ku fushadaan Tilmaamaha aad ku kala saari karto amase aad kaga badbaadi karto jaceylka beenta ayaa ah mid adag maadaama halka laga qiimeeya [...]

Wiil Soomaaliyeed: Jaceyl & Xariir walbo Guul kama Gaaro ila Taliya.

wiil

Waxaa Dhawaan Fariin qoraaleed xiiso badan ina soo gaarsiiyey Mid kamid ah Wiil Soomaaliyeed oo aanan jecleysanin in magaciisa lasoo shaac bixiyo balse codsanaya in talo laga siiyo Arin laso wajahdan Noloshiisa oo in mudo ah heysatay. Hadaba wiilkan ayaa waxa uu leeyahay Marka hore bahda Aduun.com waan idinkaga mahad celinayaa sida wanaagsan eed bulshada [...]

Qudabo Aad Ku Kas Ban Karto In Aad Hesho Naf Kuu Qalma

Qudabo Aad Ku Kas Ban Karto In Aad Hesho Naf Kuu Qalma

Mar walba waxaa wagansan in aad sameyo ama aad ogaato qofka nolosha in uu ku soo biiro aad rabto in aad ogaato ama aad hesho qodobo raali galiyo sababna u noqdo in ruxaas uu ku soo dhaweeyo kuna wanaajiyo ama ay ku wanaajiso qoran kaani waxuu quseyaa rag iyo dumar laga donayaa in ay indho [...]

Jacelka Dhabta Ah Wax Ka Hor Imaan Karo Majiro Qiso Dhab Ah

love-story-in-harvard

Jacelka dhabta ah si walba uu ku hir galo waa uu hir galaa dhib walba hamaro ama ha arkee Wiil Magaciisa Qariyay Ayaa Waxay ku dhacday qiso xanun badan oo jacel ah dhib walab hasoo maree wiil kaas jacelkiisa waa uu u hir galay walow uu soo maray dhib badan wiil kaani magaciisa qariyay waxuu [...]

Zuhuur : Ninkeyga Naag kale Ayuu Jecelyahay ima daneeyo aniga Tala Celin.

Sawirka-Talo-Celin

Waxaa Dhambaal qiimo badan ina soo gaarsiisay gabar ku koobtay Magaceeda Zahuur Faarax kuna nool Dalka Sweden waxa ay leedahay gabadhan Bahda aduun team wad ku mahadsantihiin Caawimada aad caawisan Bulshada marka xigta waxan codsanayaa Tala Celin inad igala talisaan Ra’ayigiinana aad igu biirsaan. Dhibanahan waxa ay hadalkeeda ku bilaawday sida tan : Marka hore [...]

Fatxi: Ninkeyga ma jecla Sheekadayda ila taliya..

gabar

Fatxi waa Gabar Soomaaliyeed kuna nool Isu Taga Imaaraadka waxa ay ina soo gaarsiisay Dhanbaal dhanka Internetka ah isla markaana ku codsanayso in lagala taliyo xaalad ka heysata Seygeeda gaar ahaan Arimaha nolosha. Hadaba Fatxi ayaa waxa ay hadalkeeda ku bilaawday, Wan idin salamay dhamaan bahda Aduun.com marka xigta waxan idinkaga mahad celinayaa sida wanaagsan [...]

Ugaar ah Ragga :- Dumarka oo 6Qodob ku naca Raga.

lamaane dagaal

Daraasado fara badan oo la sameeyey waqtiyo dhaw dhaw iyo waqti hore ba ayaa lagu xaqiijiyey in dumarku ay nacaaan ragga waxyaabo dhwor ah iyadoo 86% kawada simanyihiin dabeecaasi ayaa hadana noqoneysa mid culumada wax kasbeesa ay xaqiijiyeen Qaar kamid ah qodobadaas ayaa laso ban dhigay iyadoo qaarka kalana weli lagu raad joog, Waxa qodobadaas [...]

Wiilka aan Jeclahay Isagu Hantideyda Ayuu Raba.. Talo Celin.

ooyin

Waxaa Dhanbaal qoraaleed tala celin ah inasoo gaarsiisay Gabar Soomaaliyeed oo Magaceeda ku sheegtay Sacdia kuna nool dalka Finland iyadoo ka cabanaysay dhibaato ay kala kulantay dhigeeda iyadoo dooneysana tala celin jaceyl waxayse dhanbalkeeda ku bilaawday Sidan tan : Magaceygu waa Sacdia waxan jeclahay inad igaga tala celisaan qisadan iheysata, waxaa jira wiil aan jeclahay [...]

Sedex Qodob oo Udub dhexaad u ah Lamaanaysha is Calmaday.

lamaane

Qof weliba oo soo Hanaqaado waxa uu lugta la galaa hirar cusub oo kaga iftiima Dunida Guudkeeda, sidaas Darteed labka iyo dhediga Doonaayo in ay hirkaas cusub kula Jaanqaadan Qaab ku saleysan niyad wanaag ayaa ah mid ay kaga fekeraan seddex arrimood oo kala ah Jaceyl………Farxad……………Kalsooni Sida aan la wada socono arimaha bulshada ka dhex [...]

Photo Gallery