Aduun.com » JACEYL

Gabadhyahay 4taan Qodob Seygaada ka ilaali waa halis
Marka ay labada lamaane noqdaan kuwa uu Alle isku calfay waxaa dhacda in mararka qaar ay garan waayaan habsami socodka qoyskooda kuna dhaqaaqaan falal sababi kara isku dhac.

Aduun.com waxa ay talooyin siineysaa gabadha Guurkooda ku cusubyahay doonayana ineey reerkeeda cusub jaceyl iyo farxad kuwada joogaan waxaana kusoo koobeynaa afartaan qodob.

Hadii aad is calfataan qofkii aad jecleed iska ilaali inaad kala sheekesato arimo la xariira Haasaawo hore , adiga oo kaga sheekeya ragg aad xariir laheedeen ama horay kuusoo qabay.

Inaad waqtiyada qaar  aad joogteyso muran iyo is qab qabsi aanan wax macno ah ku fadhin , gabadhyahay ma jecla seygaadu inaad erey ka keento wada joogiina waxa uuna ka jecelyahay inaad kala hartaan.

Ha is dhigin waqti walibamid bukaan socod ah jooji inaad ka sheega xanuuno aad u adekysan karo , mar walbo ood ka cabato waxyaabo basiid ah waxa ay kasii dhigaan Seygaada mid ka niyad jaba wada noolaan shahiina.

Tan ugu danbeysa , haba isku qaadan fikir islaameed iyo talooyin lagu siiyey si aad uga badbaado isaga saaxiib ka dhigo u sheego sirtaada talada uu ku siiyana qaado waxaa meesha ka baxaya shaki fara badan.

Mohamed Keinan

Cape town , South Africa

keinan@live.co.za

Aduun.com | U Adeegha Bulshada

info@aduun.com

Waqtiyadaan Lamaankaaga Jaceyl ilin leh ayuu kuu qaadaa
Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbadaan qalbiga qofka ee jecelyihiin iyagoo aa eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidan karo, waxa ee la kulmaan inta badan la kulmaan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ee soo gudbiyaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheyn, hadaba maanta waxaa idin wadaa qaababka ugu sahlan oo aad qof jaceyl ugu beeri karto jaceyl.

1= Wac (call) qofka xiliga uu seexan rabo

isku day in aa noqoto qofka ugu dambeya ee la hadla qofka aa dooneysid, ibni adamka ayaa ka siman in xiliga hurdada qofka qalbigiisa fikiro waxa uuna ka fikiraa hadalada ugu dambeyay oo idin dhaxmaray, qofka ayaa bilaawa in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badala saameyn jaceyl, waxaana hubaal ah in aa kasban doonto qalbiga qofka, ku dadaal in aa noqoto qofka ugu dambeya ee la hadla .

2= xiliga firaaqada (fasaxa) ha isku dayin in aa kula kulanto meel buuq badan ama dadka ku badan yihii, isku day in aa kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idin saamaxaya in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada wuxuu qeyb ka qaadanyaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.

3= Habarin marka hore asxaabtiisa ama asxaabteeda

markii aad dooneysid in aa qof bartid ha isku murjin in aa barato marka hore asxaabtiisa, waxaa ka iman kara shaki ama buuq in uu qofka ka baqo waxii idin dhax maray in uu ogaado asxaabtiisa.

Haku dag dagin barashada asxaabtiisa iska sugo ilaa iyada ama asaga ku baro, barashada ayaa noqota caqabad iyo in xitaa asaga iyada oo ku rabo in uu kaa cabsi qabo ama kaa cabsi qabto mid ka mid ah asxaabtiisa in uu ogaado waxa idin dhax maray .

4= Ugurmo xiliyada dhibaatda jirto isku day in aad noqoto qof la garab taagan hiil iyo hoo, xiliyada ee jiraan murugada iyo dhibaatooyinka, tusi in uu cildo aheyn, qofka loo gurmaday ayaa ku fikirayo wanaaga aa sameysay taas oo markii dambe aad ka heli doontid qalbi jilicsanaan iyo aragti dagan taasoo marka dambe suurta gal ka dhigta jaceylkaaga mid loo aayo oo yeesha miro dhal .

Xigasho : Raaxada.com

WQ:♥ Ladan ♥

3 qodob Waxaad ku fahmi kartaa isbadalka Lamaankaaga
Inta badan lamaaanaha Soomaalida waa kuwa maalmaha hore si aad ah isku xiiseeyanaya iskagana dhaw dadyoowga kale hasa ahaatee waxaa si sahal ah isku badalaya Jaceylka xiisaha ku dhisan ee labada lamaane midkood ku jira.

Hadaba hadii aad ku aragto Sedex daan qodob Ogoow lamaankaaga waa mid doonaya inaad kaa hartaan balse sir aad Jaceylkiina ku kordhin kartaan Aduun.com ayaa idin haya.

1) in waqtiyada qaar Lamaankaagu ahaado mid muran ka keena waxyaabaha aad ka codsato meeshana ay ka baxdo tix galintii iyo Jaceylkii uu kuu hayay kana xanaaqo waxyaabo aad u sahlan taasi waxa ay keeneysaa in lamaankaagu doonayo inaad kala hartaan.

2) Mararka qaar hadii uu lamaankaagu door bido inuu kaligiis banaanada iska soo basreeyo asxaabtiisa raaco siiba ninka inuu guriga kasoo daaho , hadii uu safar qorsheeyana uu kaligiis go’aanka iska gaaro ee uusan kula tashan ogoow Maraxaas kuma rabo.

3) Ugu Danbeyn hadii aad ku aragto in uu been badan iyo isbadalo cusub la imaado taasina waxa ay cadeeneysaa in uusan sidii hore kuu ahyn , hadaba mararka ay waxaasi oo dhan dhacaan waxaad uga badbaadi kartaa inaad Lamaankaaga runta indhaha ka saarto kuna tiraahdo waxaan ima qabtaan ee sideed wax u rabtaa.

Mohamed Keinan

Cape town, South Africa

keinan@live.co.za

Miyeey Macquul tahay qofaadan Arag inad Guursato.
Su’aal: asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu after That greating walaalo yaal waxaan rabaa inaad fikir iga siisaan gabadh aanan arag aanan la hadlin inaan jacaylkayga u sheegto sideen ugu sheegan karaa amamba sideen ku soo jiidan karaa oo aan jacayl ugu beeri karaa gabrtas, Waa gabadh dabeecad Wanaagsan quruxna daa’imkii abuuray ugu deeqay ballse dabeecadeeda ayaa waxa ku jirta waxoogaa yar oo isla wayni ku jirto waxanan idinka filayaa inaad fikir aan ku farxi doono isoo siin doontaan Wabilaahi Towfiiq.

Jawaab

Wacalaykum wasalaam waraxmatullahi wabarakatuh. Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay su’ashaada qiimaha badan , Walaal waxaan isku dayeeynaa Hadduu Alle idmo inaan kaa tala siino intaan awoodno.

Hanad walaalo waxaad moodaa su’aashaadu inay is daba marsan tahay, waxaad tidhi gabadh aanan arag lana hadal ayaan jeclahay, waxaa kale oo aad tidhi gabadhu aad ayey u quruxbadan tahay, waxaa kale oo aad tidhi dabeecadeeda ayaa waxaa ku jira waxoogaa islawayni’ah. Hadaba sideey isu keenayaan intanoo dhami.

Waxaad tidhi gabadh aanan arag lana hadal ayaan jeclahay, sideey ku dhacaysaa tani, gabadha waa lagaaga sheekeeyey miyaa, markaa ayaad mooday inaad jeceshahay, mise su’aashaadu sidaas kamaanad wadin. Hadii aad kawado su’aashu sida ay uqorantahay waxaanu ku leenahay walaalo taasi waa ka helitaan ee jacayl maaha, waxaanad ogaataa dadka qaar marka ay rabaan inay qof kuu sheegaan inay ka bad badiyaan, ama wuxuu ahaa mooyee inay wax kale kuu sheegaan hadaba taas haku dag dagin ee soo hubso marka hore.

Waxaa kale oo aad tidhi gabadhu aad ayey u quruxbadan tahay, haday sax tahay taasi waa wax wanaagsan laakiin aan shardi u ahayn in qof lagu jeclaado ama lagu naco, sidaa darteed qurux lagaaga sheegay gabadha yeyna ku hodin, qofka quruxdiisa dhabta’ahi waa quruxda iimaanka iyo ruuxda, markaa walaal labadaas aad isooga soo ogow, maxay kuu taraysaa gabadh jidhkeedu qurxbadan yahay ruuxdeediina foolxuntahay.

Waxaa kale oo aad tidhi dabeecadeeda ayaa waxaa ku jira waxoogaa islawayni’ah, haday jirto tani waa arin xumaan keeni karta mustaqbalka sidaa darteed wixii lagaaga sheegay kaliya haku eekaan ee waxaad gudagashaa inaad xaqiiqda ogaato

Arinta ugu danbaysa ee aanu rabno inaan kaala hadalo waxay tahay waxaad nawaydiisay sideen jacaylkayga ugu sheegtaa gabadhaas. Walaal Hanad maadaama oo aynu nahay dad muslimiina waxaa wanaagsan inaynu dhawro xurmooyinka diinteena, oo aynan u arag inay banaantahay inay wiil iyo gabadh kastaa siday doonaan u sheekaysan karaan iyagoo xujo ka dhiganaya waanu is jecelnahay, hadaba walaalo arimahan aanu kuu sheegi doono waa muhiim inaadan kaboodin.

1. Aragiina oo aad laabtaan : waxaa hubaala hadii labada qof ee nolol guur kawada sheekaysanayaa ay dhawraan xurmada’ah inay aragooda kala laabtaan intay awoodaan, in labadaa qof ay isu qaadayaan ixtiraam iyo is qadarin aad u wayn, tusaale hadii wiilku uu markasta ka digtoonan yahay gabadhan walaashiiya inuuna ishiisa kusii dayn oo kolba meesha uu rabo uuna ka eegin, waxaad ogaataa inaad gabadhaa ixtiraam iyo sharaf wayn u qaadayso.

2. Ikhtilaadka : waa arinta ugu wayn ee keenaysa inaad danbi wayn ku dhacdaan, hadaba waxaa aad muhiim u ah hadii aad gabadhan lahadlayso inaydun ka dheeraataan inaad meel labadiina kaliya aad tihiin inaydun ku wada hadashaan waayo taas diinteenu way inaga reebtay.

3. Hadalka dabacsan : aad u ga dheeraada kalmad kasta ama hadalkasta oo keeni karta wax xaaraana sida inaad gabadha ku dhahdo xabiibti, walaalo macaan, gacaliso IWM.

Sadexdaas qodob ee aanu soo sheegnay hadaad aad uga digtoonaanayso markaad xaqiiqdeeda soo ogaatay inaad la hadli karto waxaa muhiima inaadan iloobin , mar hadaad adiga iyo iyaduba aad dhawraysaan xuduuda Ilaahay ” Xumaanoo dhan ka nasahnaaye ”

W/Q Sucaad bahda khadija home

Xigasho : Raaxada.com

Marnaba kuma hilmaamto Xaaska Hadaad sameyso sidan.
Aduunyada sideedaba waxaa ku liibaanay midkii hela Nolol Jaceyl ku dhisan farxadna u wehel ah hadaba way kuu sahlan tahay inaad heshaa Nolol Macaan oo Jaceyl ku dhisan.

Akhriso Aduun.com oo kusoo bandhigaya dhowr qodob oo kuu sahlaya inaad Xaaskaaga ka dhigato qofka aad dunida uga tashatid iyaduna Jaceyl aan la hilmaamin ay kuu qaado.

Soomaalidu waxa ay tiraahdaa qofka aad jeceshahay waxa uu aadka u jecelyahay waa inaad adiguna la jeclaataa , hadaba xariiri dadka ay xaaskaaga jeceshahay hadaad neceb tahay xitaa , haba ugu weynaadaan Qoyskeeda iyo reerkeedaba.

Mar walbo xaaskaaga ka ilaali Masyerka faraha badan hana la hadlin gabdho kale xaaskaaga oo waqtigaas dareemeysa baahidaada, dareensii in aad dabooli karto baahideeda nuuc walbeey tahay.

Xaqa ay kuugu leedahay nuuc walbuu yahay ku dadaal inaadan miic miic ka galin , noqo mid safafka hore ka cayaara waqtiga Kullanka sariirta inaad caafimahad daro dareemeysid mooyee.

Ugu danbeyn Mararka aad guriga joogto ku dadaal inaad sifiican isku dhal dhalaaliso si aad usii hesho jaceyk siyaado ah , hana ula dhaqmin in mar hadaad soo guursatay ay tahay qofaan lasii Shukaansaneen , waa muhiim inaad heshaa dhowr saacadood ood xaaskaaga kula sheekeysato 24tii saacba.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

4 Qodob oo Jaceylka Ninkaaga Kordhin kara Akhriso
Nolosha Soomaalida inta badan lama wada dhihi karo waa kuwa Jaceylka ku dhisan hasa ahaatee waxaa jira Lamaano si aad ah iskugu qanacsan farxad iyo Jawi degan iskula nool si aad u hesho Nolol Jaceyl ku dhisan Akhriso qodobadaan Hoos ku xusan.

Aduun.com ayaa kusoo bandhigeysa Qodobadaan afarta ah waana kuwa hadii aad qaadato la hubo inaad heli doonto Jacyel adiga aad ku faraxdo lamaankaagana qalbigiisa aad ku kasbato.

1) Inta badan hadii aad xaas tahay waxaa haboon inaad ka danbeyso seygaaga mar walboo xurmeyso hadal macaan kula hadal macaan kula hadasho waxaad qalbigiisa kasii dagaysaa boos ka weyn kii hore.

2) Waqtiyada aad dmaashaadka iyo Qaraabo salaanka aadaysi isku day inaadan soo banaan dhigan xubnaha isaga gaar u ah sida uu Alle ku farayaba , waxa midaasi ka helayaa kalsooni qalbigiisa xidido ku noqonaya.

3) Guriga inta aad wada joogtaan ku dadaal inaad ka war heysid Caafimahadkiisa , Calooshiisa, iyo waxyaabihii la halmaama, ku dadaal inaad mar waliba u suubiso waxyaabo isaga soo jiidan kara sida cunooyinka uu aadka u jecelyahay adigoon kala tashan u kari.

4) Ugu danbeyn haka hilmaamin inaad ka sara mariso faciisa Niyada u dhisto ood dharkiisa hagaajiso , haka hilmaamin inaad xasuuso jaceylka aad u qabto waxeeyna ka dhigtaa mid wax aad isla qabsataan.

Mohamed Keinan

Cape town, South Africa

keinan@live.co.za

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Hadaad Guurka ka quusatay Taladaan Qaado.
Dhawaan Warbixin soo gaartay Bogga aduun.com ayaa noqoneysaa mid si aad loogu dalbanayo Tal celin kadib markii ay Gabadh Soomaaliyeed si aad uga quustay Guurkeeda ayna go’aan ku gaartay in aysan Nolosheeda guursan sababaha oo hoos ku xusan awgeed.

Fariinta gabadha sidaan ayeey u dhacday

walaal waxaan ahay gabar guur hore soo martay waxaan ku kala tagnay ninkeygii kadib markii aan anigu dalbaday inuu ifuro anigu ma dooran wuxuuna la soo baxay dhaqamo xun wuu qayili jiray wuxuuna dhixi jiray habeeno waan u dulqaadan waayay dagaal kadib waa la iga furay waxaan go”aan saday inaan guursan oo aan nin iyo dhibkiis iska daayo waan xanuunsaday habeen iyo maalin waan xanuunsanahay meel kastana waa la iga hayaa waxaan u tagay dhakhaatiir badan kharash badan kadib waxba way iga sheegi waayeen waan fakaraa marar badan waxaa igu soo dhacda inaan guursado laakiin waxaan soo xasuustaa rafaadkii uu kii igu reebay waxaad codsanayaa in la ila taliyo. mahadsanidin.

Jawaabtii Quburada Qoyska..

Asalama Calaykum

Walaal waxaan marka hore kaaga mahadcelinaynaa sida kalsoonida leh ee aad noola soo xiriirtay, waxa kugu dhacay waa mushkilad gabdho badan haysata taas oo ka timaada, markii gabadha ikhtiyaar la’aan lagu siiyo nin aysan fahmi karin, iskana hubin, waxaa muhiim ah inaad ogaato in ninka ku furay uusan ahayn mid raga u fiican, maxaa yeelay sababta aad u diiday inaad guursato, waxaad u haysataa inaadan hoodo ulahayn nin fiican, markii aad qaadato go’aan negative ah, waxaa kaa diidayso maskaxdaada iyo baahidaada oo kaa weyn, marka labadaas (damiirka iyo baahida) oo isdiidan ayaa kugu abuuraya xanuun, xanuunkaas waxaa la dhahaa (stress and disorders) waxaana calaamadihiisa ka mid ah: hurdada oo yar, iyo cagaha oo hura, cunto xumo, fakar badan, dulqaad la’aan, iyo subaxdii aad toosto adigoo lagaa hayo madaxa ilaa surka, waxaa intaas dheer adigoo aan danayn nafsadaada, waana waxa gabdho badan oo qurux badan, ay noqdaan kuwo foolxun kadib markii ay isugu darmato niyad jab iyo isdoorin iyaga ka timid.

Hadaba waxaan kugula talin lahaa, hadii aad awoodo inaad ka aag badalato meesha lagugu furay aad bay ufiican tahay, sidoo kale isku day inaad guursato nin ku qanciya, ha dooran mid kii oo kale ah, waxaad badisaa akhrinta quraanka, ugu yaraan maalintii labo juz, waxaad akhrisataa adkaarka labada gelin, waxaad badelaysaa go’aanka khaldan ee aad ku diiday guurka, hadii aad guur ka maaranto hooyadaa ayaa ka maarmi lahayd, waxaan kuu rajaynayaa wanaag iyo kheyr badan…

Jooqle oo Muuqaal Soo Saaray (IKRAAN +VIDEO )
Fanaanka Reer Qeyla dhaan ee Jooqle Shire Jama’a ayaa soo saaray muuqaalka Heeska Ikraan Maalin kahor isaga oona si aad ah ugu taag taagsaday qeybta jiliinka iyo Muujinta Jaceylka.

Famaamla Jooqle oo inta badan looga bartay soo saarista Heesha Wadaniga ah ayaa markani si aad ah uga muuqanaya Shaashadaha waana hees aad u macaan.

Hoos ka daawo

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Sheeko Jacel Ah Oo Dhabta Taaba Neeso .
Waa qiso dhab ah oo dhex martay  wil iyo gabar reer mii ah oo is jacla  sidan ognahay hore is ka siinta gabadha guurka lagu qasbaaya nin aysan hore iska arkin wax jacel ahna hore u dhaxmarin  ee manta jirta hore maysan u jirin waa lakulmi jiray wana labalami jiray wiilka gabadha meel geet fiyoora ah ayey ku  balami jaren  hawen hawenada kamad ah

Wiilki waxuu  ku balami meshi caadada u ahad lamaana yaasha  kadib  waxo usoo gaday godina  waxu ku dhahay abaayo aniga gel ayan raci rawa waxana ku so maqnana 2 sano ku dhawaad ah  masigi waxay dhahday ha abowe hadu ala  edmu wan ku sugi waxuu dhahay maradaan gudtiinada ah  iga gadon  weyna ay ka qaadatay   mudada uu u dhaxeeyay balinkii ay wada galen wey kaso tagtey gabadhi ayadu muragsan

Hooya deeda ayaa  aragtey waxay ku dhahday maxaa ku helay mar kaas ayaa waxay dhahday hooyo balan ayan wil kaso qaday maradaan gun tiinada ah amaano ayay igu tahay hooyoii aah adiga waxeyna gabadhii  ugudabtey qolkeeda marka ay hurdada ay ka soo gavday ayaa waxay dhahday alow balan ban qaday adna ila qad weyna sotosan inalilah wana ilah rajacun  2sanu kadib wilki xilaga balanta ku imaday

Marka uu yimid ayuu  arkey gabadhi maradii sidata tagan adbu ufarxey gabadhii waa ay ka sigatay waxayan ku dhahday ha ii soo dhawaan mar kaas  ayuu waxuu dhahay maxa dhacay sida muda maha ani adi mawada jan qadi karnu ani rer adun mahi balanti ala kaqada inta ikentey abaayo maxad ledahay ina ku jaclahay wad ogtahay anbe wan ku jaclada hadana amanada hoo maradi udhiibtay

Weyna kaso carartey xaga guragudi waa uu ka soo dawa caray asoo leh fadma hooyo kadawada timad marada hooyada hayday wey yabtey wilkey fadma 2 laga jugaa geradeed hawenka kaso lawatey maso kacin maradan aney idhebtey  marki dhulka isla dhacey oohin asagu  warer san aday gogashisi waxu ala ka togey alow fadamadeydi qaday ana iga dawa gey walki ale wu ka aqbalay sidii ku gariyoday inalilah wana ilah rajacun Dhamaad

Xasan wadani

Aduun.com

Qaahira masar

xasanraawi@hotmail.com

Ereyo Dardaaran Jaceyl ah.
Soomaalida oo ah Dad iyagu dhan ku kala booday Daafadaha aduunka ayaa had iyo jeer Lamaanayasha qaarkood yihin kuwa dayaca Axdiga & Ballnta uyaal Jaceelkooda Hadaba waa kuwan Eereyo dib udajin ku sameenaya qalbi kaa dheeraday Adigoo Dardaaran udiraya …

DARDAARAN: From naf la waaninayo

Waxaan kaaga digayaa damac aan loom eel dayin

Dabin lagama waayee

Daacad inaad ahaataa

Ruux daacad ah

Rabbi wuu jeclaadaa

Rabitaan haduu ku galo

Rixim goys ha noqon

Runta daaha ka qaad

Ruux wdacanoo loo riyaaqay

Rasmina reerka ugu dagay

Taam ka dhig noloshaada

Tiir wacan waxaa ah

Tii lagu nagaadee

Tilmaan wacan ahaataa

Talo kuugu darayaa

Tii taariikhda xustaad tahay

Tartiib u tillaabso

Taa waa iga dardaaran

Mohamed Keinan

Cape Town, South Africa

keinan@live.co.za