Sahra Waa Gabar Soomaaliyeed ku Nool Cariga Qaarada Yurub waxa ay Shabakada Aduun.com & Akhristayaashaba ka Codsanaysaa in Talo laga siiyo Arin soo Wajahdan kana dhex aloolan Xaaladeeda hoose ee Qooska Waxa ayna hadalkeeda ku bilaabaysaa Sida Tan. A.SC WRW, waan idin salaamey bahda aduun.com waan kumahadsantihiin sida wacan aad talooyin usiisaan bulshada, magaceygu waa [...]
Feb 22 2012 | Posted in
JACEYL,
News,
NOLOSHA |
Read More »
Mar kastoo ay Badato Il Baxnimada dhanka kale waxaa barbar socda Jaahilnimo la xiriira mid lagu saleeyo horumar laakiinse ay dagaal ba’an ay ku heyso dhanka daqliga, caafimaadka iyo mustaqbalka Haween Fara badan ayaa caadeystay isticmaalka Dawoyinka la isku cadeeyo taasi oo laga dhaxlo qasaarooyin fara badan oo saameeysa Qoyska ay ka dhalatay/dhaxdo taasi ay [...]
Feb 22 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Dhabar xanunka waa wax jira oo ay kawada cabadaan rag iyo dumar lakin waxaa jira dhalin yaro rag iyo dubarba iskugu jiro oo aan wili guursan oo uu xanuuno mana ahan dhabarka oo kaliya ee waxa jira arin kale oo lamid ah lugaha oo xanuuna arinaka keena xanunka ayaa waxaa u sabab ah ama loo [...]
Feb 19 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Inta badan dhibaato badan ayuu lee yahay is ticmaalka sameecada dhagaha lagashto dad badan ayaa qaada ama is ticmaala sameecadaha dhagaha lagashto ee laga shagetso heesaha ama dadka loogala hadlo waxaasa isticmaala dadka fadhiista kunbuyuutarka iyo mobilka dadka sameecada uu lee yahay ka hadla Mararka qaar wax yar waa lagu hadli karaa ama heeso waa [...]
Feb 19 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Carurta yar yar oo xiligaas hadal barka ku jiro ee hadalka baranaaya hadii uu helo qofka lashekeesto ama qof laciyaaro waxuu halkaasi ka helayaa farxad iyo qalbi dhis aad u weyn ama aad u sareeya si fudud ayey ugu suurta galeysaa in uu u hadal bilaabo mararka qaar waxaaba dhacda hooyada dhashay ubad kaas iyo [...]
Feb 18 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Guriga farxada badan ku dhisan waa mid la ogaan karo isma qarinaayo waa guri aad iyo aad u dagan una noor badan Caruurta gurigaas u dhashay waa kuwa farxad ku nool oo ka duwan caruurta kale guri kooda aan laheen farxada hadaba sida gurigaaga farxad ugu dhisnaado mar walba iftiin badan iyo dhal dhalal badan [...]
Feb 18 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Inta badan waalidka qaar ayaa waxay layabaan ama wal wal badan oo ka hestaa carurta ay dhalen aan hadalka aqoon ama hadalba uu ku dhib yahay waalidka qaar ayaa dhoor arimood u sababa ama sabab ugu dhiga arin kaasi caruur tooda heesato ama ku dhacday waxaasa muhim ah waalidka in uu garto ama uu fahmo [...]
Feb 18 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Arimaha dumarka ay ka xanaqaan oo ay fara badan yahin waa in la ogadaa sida mar kaas qofka oo is kaaga ilaalsho inta aysan soo food saarin in lanoco ama lagu xanaaqo wax yaaba ka xanaajiya waxaa kamid ah quurada aadka u dheer xiliga hurdada lagu jiro midka kalana waxay tahay hadalka oo inta badan [...]
Feb 13 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Wiil inta badan salaada aanba dugan jirin ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa geeri yooday wiil saxiibo fiican ay ahayeen lakin waa uu dugan jiray wiilka geeri yooday mar walbana wiilka kale ee madugtaha ahaa oo ay xasiibka ay ahayena waxuu ku dhihi jiray war duko oo alle ka baq waa la dhimanayaa lakin [...]
Feb 12 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »
Salaadaha 5 saladood oo ah ee qof walba muslima ah alle oo uu ku waajib yeelay waxay ka mid yahin tiirarka muslimka ah lakin waxaa ladonayaa in aan ogaano salaadahaas sida oo ukala fadli badan yahiin kuli waa ay fadli badan yahiin lakin waa ay sii kala fadli badan yahiin waxaasa ugu sii fadli badan [...]
Feb 12 2012 | Posted in
News,
NOLOSHA |
Read More »