Dadaal iyo Juhdi badan oo ay wadaan waalidka dhalay dhalaankani yar ayaa si aad ah ula jeclaaday in eey xirfada uu isagu inta badan ka helo in ay kula dadaalaan sidii uu ula qabsan lahaa yaraantiisa. Xirfadani oo ah mida lagu tartamo ee bada lagula sameeyo ayuu cunugani farxad tii ugu danbeysay ka qaadaa mararka [...]
Warbaahinta ku hadasha Codka Bulshada ee Aduun.com waxa ay baadi goobeeysaa Howl wadeeno cusub oo ka qeyb qaata U Adeegista Bulshada Soomaaliyeed oo ay inta badan Aduun.com ku caan baxday Shaqsiyaagoo laga doonayo Shuruudaha Hoos ku qoran. Shuruudhuhu Ma’ahan kuwa aad u adag sida kalana Ma sahlana inaad Bulsho badan Hogaanka u qabato oo Maankooda [...]
Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Aduun.com waxaan ka raali galineynaa ciladaha farsamada awgiis ka jira xaga bogeena, howl ayaan ka wadnaa webka. Waxaan rajeeneynaa inaan baaxada website-ka weeyneeno inagoo dhawaan website-ka toos ugu soo laaban doono weli waxaa soconayana qorshooyinka dib u habeenta ah . Waxaan kasoo wareegeynaa shirkadii hore oo qaar kamid ah Akhristayaasha ay ka [...]
Oct 15 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Dowladda Dalka Holand ayaa ciidamada galisey heegan sare kadib markii gabar 16 jir ah ay shabakada Facebook soo dhigtay fariin casuumaad ah oo ay dadka ku casuumeyso xafladeeda dhalashada 16 aad taasi oo ay kasoo qawaabeen wax ka badan 10 kun oo qof. Gabadha waxa ay hilmaamtay in ay dhahdo “xaflada waa mid qaas ah”. [...]
Sep 20 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Ma is waydiisay waligaa qofka ugu da’da wayn ee isticmaala facebook, hadaba maanta waxaan kuu wadnaa qofka ugu da’da wayn ee isticmaala facebok. waa haweeney u dhalatay dalka USA oo lagu magacaabo Florence Detlor waana qofka ugu da’da wayn ee isticmaala facebook, haweeneedan ayaa lagu sheegay da’dee 101 sano jir. Haweendaan ayaa booqasho ku tagtay xarunta facebook, [...]
Aug 30 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Maxamed Siyaad bare waxaa isbadal fara badan ku yimid Dadkii iyo duunyadii ku dhaqnaa gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo qax iyo barakac aad ubaahsan soo wajahay Xayawaanadii ku sugnaa Soomaaliya. Hadaba Qaar kamid ah Bahda Saxaafada Soomaalida ayaa ukuur galay sidii ay xog badan uga heli lahaayeen Muhaajiriinta Xayawaano ee [...]
Aug 26 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Sanadkii igu danbeeyay facebook waxaa soo waajahday dhaqaalo xumo intii ay asaas need shabakadaas, kadib markii ay soo baxeen dhoor website oo ah kuwa loo yaqaano social networks. facebook ayaaa ku sameen doono xayeesiin qeybta news feeds taas oo qof kasta oo isticmaala facebook uu ku arki doono qeybtiisa news feeds ka xayeeesiimo saaran. facebook [...]
Aug 18 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Sida la filanayo dhamaadka sanadkaan aynu ku jirno 2012 ka waxaa hawada soo gali doona website caalami ah oo laga wada isticmaali doona dunida Muslimka iyo caalamka intiisa kale, website kan la rajaynayo in uu hawada soo galo dhamaadka sanadkaan ayaa lamagac baxay salamworld.com Islamic social network. Salamworld oo laga leeyahay dalka Indonesia ayaa loogu [...]
Aug 16 2012 | Posted in
Tech,
WARKA MAANTA |
Read More »
Xayawaankaan oo lagu magacaabo Atretochoana ayee culimada ku takhasusay xaywaanaadka ka heleen meel webiga jiinkiisa ah, xayaawaan ayaa laga helay gobolka Amazon ee dalka Brazil, xayawaankaan ayaa u qaab eg sida xubinta taranka ragga. Culimada ayaa sheegay in ay xayawaankaan ku arkeen hereeraha webiga lagu magacaabo Madeira Rondonia, Brazil, dhirirka xayawaankaan la helay ayaa gaaraya [...]