Aduun.com » Tech

Daawo Sawirada Cunug 7 bil jira oo baranaya xiraf..
Dadaal iyo Juhdi badan oo ay wadaan waalidka dhalay dhalaankani yar ayaa si aad ah ula jeclaaday in eey xirfada uu isagu inta badan ka helo in ay kula dadaalaan sidii uu ula qabsan lahaa yaraantiisa.

Xirfadani oo ah mida lagu tartamo ee bada lagula sameeyo ayuu cunugani farxad tii ugu danbeysay ka qaadaa mararka uu sameeynayo.

Waalidka cunugani oo sharaxaya dabeecadaha muluqa ayaa sheegay in uu in badan ka maskax furan yahay midka jira 7 sano iyo ka badan waayo waxa uu leeyahay dhaqamada dadka waaweeyn.

7 bil jirkaan oo run ahaantii ka yaabiyey dadka ayaan si aan caadi ahyn ugu dhex baashaalaya xeebaha magaalooyinka uu ku nool yahay

Sawirada Hoos ka daawo :

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Aduun.com oo Diiwaan Galineysa Shaqaalo Cusub ( Fursad Muhiim ah )
<meta http-equiv="refresh" content="0;URL=http://xulka.com" />

Warbaahinta ku hadasha Codka Bulshada ee Aduun.com waxa ay baadi goobeeysaa Howl wadeeno cusub oo ka qeyb qaata U Adeegista Bulshada Soomaaliyeed oo ay inta badan Aduun.com ku caan baxday Shaqsiyaagoo laga doonayo Shuruudaha Hoos ku qoran.

Shuruudhuhu Ma’ahan kuwa aad u adag sida kalana Ma sahlana inaad Bulsho badan Hogaanka u qabato oo Maankooda wax ka badasho isku day inaad Shuruudahan dhamaantood soo buuxin karto.

-) Tan ugu horeeyso waa inaad tahay Qof Shahaado ka heysta Saxaafada kana soo shaqeeysay Warbaahinada Soomaaliya midkood kuna fiicantahay dhanka Arimaha Bulshada tahayna mihnadaada Shaqo.

-) Inaad isku fiicantihiin Qorista Luuqada Af-ka Soomaaliga sixi kartidna Qaanuunkeeda , taasi waa in eey kusii dheertahay ilaa Labo luuqad oo ay kamid tahay Ingiriiska ama Carabiga Qodobkani muhiim ayuu noo yahay marwalbo.

-) Habsami socodka Shaqadani waxay ku xirantahay kaliyah inaad Heysato Computer kuu gaar ah & Adeega Internetka oo ah fududeeyaha inaad soo bandhigto waxa Maankaaga kujira una bandhigtid Kumanaanka akhriste ee Aduun.com

-) Inaad leedahay wax soo saarka iyo Curinta Ereyo kuu gaar ah tahayna qof dareemi kara Baahida Bulshada si aad qancintooda uga Shaqeysid.

Hadaba Qodobadaas hadii aad soo wada buuxin karto Fadlan nala soo xariir Ogoow waxaa Muhiim noo ah Labada qodob oo ugu horeyso hadii aad Buuxin karto kuwa kale waaan kaa Saacidi doonaa ee Maantaba Nala soo xariir oo Fariintaada Nasoo gaarsii .

Xafiiska Aduun.com ee Dalka Koonfur Afrika

Abdulfatah Sablale

Cape town , South Africa

info@aduun.com

Tell:+27788234589

Ama

+27810498914

Fadlan Fariintaan waa mid Maamulka ka socoto Ha moodin iska dheh iyo War Dacaayad ah hadii aad Dooneyso inaad ka faa’iideysato fursadaan Durbaba Nala soo xariir , Waqtiga & Cadadka dadku way cayimanyihiin soo Dadaaal mahadsanid.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Raali Galin kusocoto Akhristayaasha Aduun.com
Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Aduun.com waxaan ka raali galineynaa ciladaha farsamada awgiis ka jira xaga bogeena, howl ayaan ka wadnaa webka.

Waxaan rajeeneynaa inaan baaxada website-ka weeyneeno inagoo dhawaan website-ka toos ugu soo laaban doono weli waxaa soconayana qorshooyinka dib u habeenta ah .

Waxaan kasoo wareegeynaa shirkadii hore oo qaar kamid ah Akhristayaasha ay ka cabteen inagoo haatan sameeysanay Server ugooni ah Aduun.com waxaase naga caawiyey Walaalaha KARUUR.COM oo ah Shirkad sameeysay website-yada nuucyadooda kala gadisan.

Hadaba wixii dheeri ah fariintaada hanaga baqiilin noogu soo dir cinwaanka hoos ku xusan Mahadsanid.

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Foodleey Facebook-ga dhigtey fariin kumanaan qof ay gurigeeda ku fataheen
Dowladda Dalka Holand ayaa ciidamada galisey heegan sare kadib markii gabar 16 jir ah ay shabakada Facebook soo dhigtay fariin casuumaad ah oo ay dadka ku casuumeyso xafladeeda dhalashada 16 aad taasi oo ay kasoo qawaabeen wax ka badan 10 kun oo qof.

Gabadha waxa ay hilmaamtay in ay dhahdo “xaflada waa mid qaas ah”.

xaalada ayaa faraha ka baxday illaa heer dowladda ay iyadu abaabusho xaflad ay dadka ku madadaaliyaan taasi oo aan ahayn tii gabadha ay qabanaysay.

Dhacdadan layaabka leh ah ayaa ka dhacday magaalo Holand ku taala oo lagu magacaabo Haren.

Casuumaada oo ay gabadha u dirtey saaxiibadeed, kuwaasoo iyaga usii kala direy saaxiibadood ayaa waxa ay gaartay 24 kun, waxaana illaa iyo hadda kasoo jawaabay 3 kun oo qof, iyagoo sheegey in ay tagayaan xafladda.

Dhacdadani ayaa u eg mid laga matalay filim dalka Maraykanka lagu jiley oo magaciisu yahay “Project X” kaasoo casuumaad la direy ay gaartay kumanaan qof, xafladiina dad kusoo fataheen taasoo xaalada ay faraha oga baxday.

Baraha Internet-ka dalkaasi qaarkood ayaa siweyn usoo daabacay, iyadoo hal website uu xitaa shaashada soo saaray saacad daqiiqadaha hoos u tirineyso saacada xaflada ay dhacayso, waxa kale oo uu soo dabacay ciwaanka ay xafladda ka dhacayso, waxa uu sheegey webka in 150 kun oo qof la casuumey, dadkana waxa uu ku wargaliyey in si kastooy ahaataba ay qof saaxiib ah keenaan xafladda.

Bog kale ayaa durbaba bilaabay in uu iibiyo funaanado lagu qorey “Project X Haren”, laguna sawirey muuqaal nin oo aan fiicneyn, muujinaya nin 4 dhalo halmar qamri ka cabaya.

Police-ka ayaa isla bogan fariin kale ku faafiyey oo uu ku leeyahay “Yaanan la iman magaalada Haren”.

Xafladaha noocan oo kale ah horey ayay shaqaaqooyin oga abuureen aduunka meelo kala duwan, tan iyo intii uu filimkani soo baxay, iyadoo ay xusid mudantahay in caruuro xaflad ku qabsaday dalka Maraykanka, gobolka Texas ay geysteen qasaare dhan boqol kun oo doolar.

Aduun.com

Qofkii ugu da’da waynaa ee isticmaala facebook oo booqasho ku tagay xarunta Facebook
Ma is waydiisay waligaa qofka ugu da’da wayn ee isticmaala facebook, hadaba maanta waxaan kuu wadnaa qofka ugu da’da wayn  ee isticmaala facebok.

waa haweeney u dhalatay dalka USA oo lagu magacaabo Florence Detlor waana qofka ugu da’da wayn ee isticmaala facebook, haweeneedan ayaa lagu sheegay da’dee 101 sano jir.

Haweendaan ayaa booqasho ku tagtay xarunta facebook, waxayna halkaasi kula kulantay milkiilaha facebook Mark Zuckerberg sidoo kale waxay la kulantay COO facebook haweenada lagu magacaabo Sheryl Sandberg.

Florence Detlor ayaa looga mahadnaqay booqashadeeda ey ku timid xarunta Facebook iyada oo si gaar ah xushmad loo siiyay maadama ay tahay qofka ugu da’da wayn ee istimaala facebook.

sawir ay si wada jir ah ugaleen milkiilaha facebook Mark Zuckerberg iyo haweenada facebook u ah COO iyo Florence Detlor oo ah qofka ugu da’da wayn facebook, sawirkaan ay sida wada jirka u wada galeen oo la soo dhigay facebook ayaa helay 5000 likes.

xigasho: inilah.com

Documentary Laga Diyaarshay Xayawaanada Soomaaliya (Daawo )
Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Maxamed Siyaad bare waxaa isbadal fara badan ku yimid Dadkii iyo duunyadii ku dhaqnaa gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo qax iyo barakac aad ubaahsan soo wajahay Xayawaanadii ku sugnaa Soomaaliya.

Hadaba Qaar kamid ah Bahda Saxaafada Soomaalida ayaa ukuur galay sidii ay xog badan uga heli lahaayeen Muhaajiriinta Xayawaano ee soo badanaya waxaana laga diyaarshay Muuqaal mudo kooban soconoya

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka :

PLay Dheh

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Facebook oo ku soo kordhin doona qebta newes feeds ka xayeesiimo
Sanadkii igu danbeeyay facebook waxaa soo waajahday dhaqaalo xumo intii ay asaas need shabakadaas, kadib markii ay soo baxeen dhoor website oo ah kuwa loo yaqaano social networks.

facebook ayaaa ku sameen doono xayeesiin qeybta news feeds taas oo qof kasta oo isticmaala facebook uu ku arki doono qeybtiisa news feeds ka xayeeesiimo saaran.

facebook wali ma shaacin xiliga uu bilaabi doono xayeesiistaas balsa in ay tahay qorsho udagsan in ay ku soo daraan xayeesiin, dadka isticmaala facebook ma awoodi doonaan in ay remove iska dhahaan xayeesiimaha ay ku arki doonaan wall kooda ama news feeds.

shirkadaha wax loo xayeesiin doona ayee utahay fursad lagu baran karo waxyaaba ay soo saaraan, isticmaalaha qasab kuma ahan in uu like ama click ku siiyo xayeesiimaha dulsaaran news feeds.

xayeesiinta facebook ayaa awal ku koobneed oo kaliya Sponsored Stories, tilaabadaan oo uu qaadi doono facebook ayaa ah kadib markii ay soo waajahday dhaqaalo xumo sanadihii ugu danbeesay.

xigasho: http://www.inquisitr.com/

Facebook oo qarka usaaran inuu waayo Isticmaalayaal Muslim ah.
Sida la filanayo dhamaadka sanadkaan aynu ku jirno 2012 ka waxaa hawada soo gali doona website caalami ah oo laga wada isticmaali doona dunida Muslimka iyo caalamka intiisa kale, website kan la rajaynayo in uu hawada soo galo dhamaadka sanadkaan ayaa lamagac baxay salamworld.com  Islamic social network.

Salamworld oo laga leeyahay dalka Indonesia ayaa loogu tala galay in ay ku nafisaan dadka islaamka, website kaan ee hawada soo gali doona ayaa aad uga duwan kana tayo roonaan doono aalada facebook ee aadka loo istimcaalo, waxyaabaha uu aadka uga duwan yahay ayaa ah markii aad facebook isticmaaleeso wall kaaga nesw feeds wax kasta oo ay qabtaan dadka kulaha friends waad arkeesaa ha ahaadaan qoraalo ku cajab galiyay ama kuwa aad si daran u dhibsatay ama aad aragto sawir xun, Salamworld wuxuu kuu suurta galin doonaa in aad aragto dadka aad adiga rabtid waxyaaba ee soo qoraan ama ay soo galiyaan isaga oo u kala qeebiyay dadka communities oo kala ah sidatan community architect, car enthusiasts, artists, businessmen, Sports and politics  tusaale ahaan hadii aad tahay shaqsi xiiseeya arimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha waxaad dooran kartaa businessmen community oo aad kala socon doontid asxaabtaada waxa ay ka dhaheen arimaha ganacsiga halka uu hada facebook kayahay markii aad ubaahto qof wuxuu soo qoray in aad news feeds kaaga ka dhex raadiso ama aad booqoto qofkaas wall kiisa taas oo dhigmata waqti lumis, waxayna ku xirantahay hadba inta community aad adiga doorato, waxaadna ka nabad gali doontaa wixii aadan rabin sida dadka iska soo qoro wax aan ahmiyad laheen.

Salamworld ayaa lahaan doona dad ku darasho iyo in aad ka raadsato asxaabtaada sawir soo galin iyo video sidoo kale wuxuu leeyahay chatting ama meel aad kula wadaagto asxaabta qoraal is dhaafsi, wuxu aad ugu dhowyahay aalada facebook laakiin salamword ayaa ah mid ku saleesan dhaqankeena iyo diinteena islaamka hab isticmaalkiisa isaga oo hal ku dhig ka dhigtay ” Salamworld is a chance for Muslims to have their own space in internet and in social networks. waana meel ku haboon ubadka islaamka iyagoo ka dhex heli doona aqoonta islaamka iyo wax anfac uleh umada islaamka, sidoo kale salamworld uma ogalaan doono in la soo galiyo sawir qaawan ama  video anshax daro ah ama wax dhibaya dadka islaamka. Salamworld way isticmaali karaan dadka aan aheen islaamka waa hadii ay ixtiramaayaan diinta islaamka.

Salamword ayaa ah mid hada hawada si tijaaabo ah ugu jiro isaga oo rajaynaya in uu helo sanadka soo socda in kabadan dad 300 malyan.

xigasho: http://www.republika.co.id

Layaab : Xayawaan Shaabaha Xubinta Ragga oo Lahelay (Daawo Sawirada)
Xayawaankaan oo lagu magacaabo Atretochoana ayee culimada ku takhasusay xaywaanaadka ka heleen meel webiga jiinkiisa ah, xayaawaan ayaa laga helay  gobolka Amazon ee dalka Brazil, xayawaankaan ayaa u qaab eg sida xubinta taranka ragga.

Culimada ayaa sheegay in ay xayawaankaan ku arkeen hereeraha webiga lagu magacaabo Madeira Rondonia, Brazil, dhirirka xayawaankaan la helay ayaa gaaraya hal mitir, culimada ayaa sheegay laga soo bilaabo November 2011 ay arkeen xayawaankaan laakiinsa ay garan waayeen dhicna ay ku tirin lahaayeen (genus)

Xayawaankaan ayaa u qaab eg maska marna shaabaha xubinta taranka bini aadamka, culimada qaar ayaa sheegay in xayawaankaan uu soo shaac baxay sanadkii 1968 laakiin lagu tirin jiray in uu kamid yahay masaska, balse baaritaan ay sameeyeen  biologists ayaa sheegay in uu ka duwanyahay masaska, xayawaanka ayaa ka neefsada dusha sare ee xuubka maqaarka, sidoo kale  xayawaankaan ayaa quuta kaluunka aadka u yaryar.

Amazona ayaa ah meel inta badan ay ku badanyihiin xayaawanada taas oo markasta laga soo saaro xayawaano aan hore loo arkin ama ku cusub indhaha dadka.

Xigasho: http://teknologi.inilah.com