Aduun.com » WARKA MAANTA

Daawo Cunug 2 Sano jir aabihiis Xabad ku dilay
Dhacdo naxdin badan oo dhawaan lagu soo shaaciyey barta internetka ayaa si aad ah ii taabatay kadib markii cunug yar oo labo sano jir ah Xabad ku dilay aabihiis.

Waa dhacdo cajiib ah runtiina aysan maskaxdaadu aamineen si walboo loogu sheego , balse waa mi dhacday oo muuqaal lagaaga haayo hoos ka daawo

SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Gabadhyahay 4taan Qodob Seygaada ka ilaali waa halis
Marka ay labada lamaane noqdaan kuwa uu Alle isku calfay waxaa dhacda in mararka qaar ay garan waayaan habsami socodka qoyskooda kuna dhaqaaqaan falal sababi kara isku dhac.

Aduun.com waxa ay talooyin siineysaa gabadha Guurkooda ku cusubyahay doonayana ineey reerkeeda cusub jaceyl iyo farxad kuwada joogaan waxaana kusoo koobeynaa afartaan qodob.

Hadii aad is calfataan qofkii aad jecleed iska ilaali inaad kala sheekesato arimo la xariira Haasaawo hore , adiga oo kaga sheekeya ragg aad xariir laheedeen ama horay kuusoo qabay.

Inaad waqtiyada qaar  aad joogteyso muran iyo is qab qabsi aanan wax macno ah ku fadhin , gabadhyahay ma jecla seygaadu inaad erey ka keento wada joogiina waxa uuna ka jecelyahay inaad kala hartaan.

Ha is dhigin waqti walibamid bukaan socod ah jooji inaad ka sheega xanuuno aad u adekysan karo , mar walbo ood ka cabato waxyaabo basiid ah waxa ay kasii dhigaan Seygaada mid ka niyad jaba wada noolaan shahiina.

Tan ugu danbeysa , haba isku qaadan fikir islaameed iyo talooyin lagu siiyey si aad uga badbaado isaga saaxiib ka dhigo u sheego sirtaada talada uu ku siiyana qaado waxaa meesha ka baxaya shaki fara badan.

Mohamed Keinan

Cape town , South Africa

keinan@live.co.za

Aduun.com | U Adeegha Bulshada

info@aduun.com

Waqtiyadaan Lamaankaaga Jaceyl ilin leh ayuu kuu qaadaa
Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbadaan qalbiga qofka ee jecelyihiin iyagoo aa eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidan karo, waxa ee la kulmaan inta badan la kulmaan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ee soo gudbiyaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheyn, hadaba maanta waxaa idin wadaa qaababka ugu sahlan oo aad qof jaceyl ugu beeri karto jaceyl.

1= Wac (call) qofka xiliga uu seexan rabo

isku day in aa noqoto qofka ugu dambeya ee la hadla qofka aa dooneysid, ibni adamka ayaa ka siman in xiliga hurdada qofka qalbigiisa fikiro waxa uuna ka fikiraa hadalada ugu dambeyay oo idin dhaxmaray, qofka ayaa bilaawa in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badala saameyn jaceyl, waxaana hubaal ah in aa kasban doonto qalbiga qofka, ku dadaal in aa noqoto qofka ugu dambeya ee la hadla .

2= xiliga firaaqada (fasaxa) ha isku dayin in aa kula kulanto meel buuq badan ama dadka ku badan yihii, isku day in aa kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idin saamaxaya in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada wuxuu qeyb ka qaadanyaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.

3= Habarin marka hore asxaabtiisa ama asxaabteeda

markii aad dooneysid in aa qof bartid ha isku murjin in aa barato marka hore asxaabtiisa, waxaa ka iman kara shaki ama buuq in uu qofka ka baqo waxii idin dhax maray in uu ogaado asxaabtiisa.

Haku dag dagin barashada asxaabtiisa iska sugo ilaa iyada ama asaga ku baro, barashada ayaa noqota caqabad iyo in xitaa asaga iyada oo ku rabo in uu kaa cabsi qabo ama kaa cabsi qabto mid ka mid ah asxaabtiisa in uu ogaado waxa idin dhax maray .

4= Ugurmo xiliyada dhibaatda jirto isku day in aad noqoto qof la garab taagan hiil iyo hoo, xiliyada ee jiraan murugada iyo dhibaatooyinka, tusi in uu cildo aheyn, qofka loo gurmaday ayaa ku fikirayo wanaaga aa sameysay taas oo markii dambe aad ka heli doontid qalbi jilicsanaan iyo aragti dagan taasoo marka dambe suurta gal ka dhigta jaceylkaaga mid loo aayo oo yeesha miro dhal .

Xigasho : Raaxada.com

WQ:♥ Ladan ♥

Ogeysiis Muhiim ah oo kusocda Soomaalida Jarmalka
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada somaliyeed ee ku nool magalada munchen in la qaban doono kulan balaran ee looga hadlayo qabanqabada 1da luuliyo , kulanka oo ay ujeedadiisa tahay in si wadajir ah loo suubiyo xaflad balaran oo lagu xusayo malinta calanka.

Waxaa dhamaan laga codsanayaa dadweynaha Soomaaliyeed in ay kasoo qeeyb galaan si aad fikirkiina noogu biirisaan.

Kulanka waxaa la qaban doonaa .

31-5-2013 waxaana lagu qaban donaa ,ein welt hous. Schwanthalerstr. 80 saacada 16:00 wixi information intaas dheer kala xariir qabanqabiyasha kulanka .. ilyaas 004915213979172, c rasaaq. 015213979172 iyo mahad 015210125318

Mohamed Lamaane

lamaane05@hotmail.com

Gabadh ka sheekeyneysa Qiso xanuun badan oo ku dhacday
<meta http-equiv="refresh" content="30;URL=http://xulka.com" />Gabadh Soomaaliyeed oo si aad ah uga sheekeynaya qiso xanuun badan oo ku dhacday kadib markii ay waraysi dareenkaaga soo jiidanaya ay ku sheegtay dhacdadaan danaqashada leh.

Gabadhan oo xuseysa qiso ku dhacday 1988 ayaa ka faalooneysa dhacdo xanuun badan oo indhaha bulshada soo jiidatay , waxa ayna gabadhan si aad ah uga sheekeyneysaa Fara xumeyn kasoo gaartay Adeerkeeda qabay hooyadeed.

Gabadhan oo ilmeeneysa si aad ahna uga faalooneysa dhacdadaan ayaan jeclahay inaad nala daawataan.

SI AAD U DAAWATO RIIX HALKAAN ( GUJI HALKAAN )

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

Daawo Duco Midii ugu Qosolka Badneed waad Qosli doontaa
Duco Qosol badan oo ay kusoo bandhigeen Ragg wajiyadooda ay ka muuqato Heybad ayaa si aad ah Rabi uga baryaya wax inta badan si dadban lo doonayo , waana Muuqaal marka aad daawato kaa qoslinaya.

King Khalid oo Hees Degan soo Saaray ( VIDEO )
Fanaanka King Khalid ayaa soo saaray Muuqaal aad u Macaan weliba si habeysan loo soo duubay , Fanaanka oo heeskiisa Degmo si aad ah usoo jiidatay Shacabka ayaan iminka jecelnahay inaad nala daawataan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com

3 qodob Waxaad ku fahmi kartaa isbadalka Lamaankaaga
Inta badan lamaaanaha Soomaalida waa kuwa maalmaha hore si aad ah isku xiiseeyanaya iskagana dhaw dadyoowga kale hasa ahaatee waxaa si sahal ah isku badalaya Jaceylka xiisaha ku dhisan ee labada lamaane midkood ku jira.

Hadaba hadii aad ku aragto Sedex daan qodob Ogoow lamaankaaga waa mid doonaya inaad kaa hartaan balse sir aad Jaceylkiina ku kordhin kartaan Aduun.com ayaa idin haya.

1) in waqtiyada qaar Lamaankaagu ahaado mid muran ka keena waxyaabaha aad ka codsato meeshana ay ka baxdo tix galintii iyo Jaceylkii uu kuu hayay kana xanaaqo waxyaabo aad u sahlan taasi waxa ay keeneysaa in lamaankaagu doonayo inaad kala hartaan.

2) Mararka qaar hadii uu lamaankaagu door bido inuu kaligiis banaanada iska soo basreeyo asxaabtiisa raaco siiba ninka inuu guriga kasoo daaho , hadii uu safar qorsheeyana uu kaligiis go’aanka iska gaaro ee uusan kula tashan ogoow Maraxaas kuma rabo.

3) Ugu Danbeyn hadii aad ku aragto in uu been badan iyo isbadalo cusub la imaado taasina waxa ay cadeeneysaa in uusan sidii hore kuu ahyn , hadaba mararka ay waxaasi oo dhan dhacaan waxaad uga badbaadi kartaa inaad Lamaankaaga runta indhaha ka saarto kuna tiraahdo waxaan ima qabtaan ee sideed wax u rabtaa.

Mohamed Keinan

Cape town, South Africa

keinan@live.co.za

Miyeey Macquul tahay qofaadan Arag inad Guursato.
Su’aal: asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu after That greating walaalo yaal waxaan rabaa inaad fikir iga siisaan gabadh aanan arag aanan la hadlin inaan jacaylkayga u sheegto sideen ugu sheegan karaa amamba sideen ku soo jiidan karaa oo aan jacayl ugu beeri karaa gabrtas, Waa gabadh dabeecad Wanaagsan quruxna daa’imkii abuuray ugu deeqay ballse dabeecadeeda ayaa waxa ku jirta waxoogaa yar oo isla wayni ku jirto waxanan idinka filayaa inaad fikir aan ku farxi doono isoo siin doontaan Wabilaahi Towfiiq.

Jawaab

Wacalaykum wasalaam waraxmatullahi wabarakatuh. Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay su’ashaada qiimaha badan , Walaal waxaan isku dayeeynaa Hadduu Alle idmo inaan kaa tala siino intaan awoodno.

Hanad walaalo waxaad moodaa su’aashaadu inay is daba marsan tahay, waxaad tidhi gabadh aanan arag lana hadal ayaan jeclahay, waxaa kale oo aad tidhi gabadhu aad ayey u quruxbadan tahay, waxaa kale oo aad tidhi dabeecadeeda ayaa waxaa ku jira waxoogaa islawayni’ah. Hadaba sideey isu keenayaan intanoo dhami.

Waxaad tidhi gabadh aanan arag lana hadal ayaan jeclahay, sideey ku dhacaysaa tani, gabadha waa lagaaga sheekeeyey miyaa, markaa ayaad mooday inaad jeceshahay, mise su’aashaadu sidaas kamaanad wadin. Hadii aad kawado su’aashu sida ay uqorantahay waxaanu ku leenahay walaalo taasi waa ka helitaan ee jacayl maaha, waxaanad ogaataa dadka qaar marka ay rabaan inay qof kuu sheegaan inay ka bad badiyaan, ama wuxuu ahaa mooyee inay wax kale kuu sheegaan hadaba taas haku dag dagin ee soo hubso marka hore.

Waxaa kale oo aad tidhi gabadhu aad ayey u quruxbadan tahay, haday sax tahay taasi waa wax wanaagsan laakiin aan shardi u ahayn in qof lagu jeclaado ama lagu naco, sidaa darteed qurux lagaaga sheegay gabadha yeyna ku hodin, qofka quruxdiisa dhabta’ahi waa quruxda iimaanka iyo ruuxda, markaa walaal labadaas aad isooga soo ogow, maxay kuu taraysaa gabadh jidhkeedu qurxbadan yahay ruuxdeediina foolxuntahay.

Waxaa kale oo aad tidhi dabeecadeeda ayaa waxaa ku jira waxoogaa islawayni’ah, haday jirto tani waa arin xumaan keeni karta mustaqbalka sidaa darteed wixii lagaaga sheegay kaliya haku eekaan ee waxaad gudagashaa inaad xaqiiqda ogaato

Arinta ugu danbaysa ee aanu rabno inaan kaala hadalo waxay tahay waxaad nawaydiisay sideen jacaylkayga ugu sheegtaa gabadhaas. Walaal Hanad maadaama oo aynu nahay dad muslimiina waxaa wanaagsan inaynu dhawro xurmooyinka diinteena, oo aynan u arag inay banaantahay inay wiil iyo gabadh kastaa siday doonaan u sheekaysan karaan iyagoo xujo ka dhiganaya waanu is jecelnahay, hadaba walaalo arimahan aanu kuu sheegi doono waa muhiim inaadan kaboodin.

1. Aragiina oo aad laabtaan : waxaa hubaala hadii labada qof ee nolol guur kawada sheekaysanayaa ay dhawraan xurmada’ah inay aragooda kala laabtaan intay awoodaan, in labadaa qof ay isu qaadayaan ixtiraam iyo is qadarin aad u wayn, tusaale hadii wiilku uu markasta ka digtoonan yahay gabadhan walaashiiya inuuna ishiisa kusii dayn oo kolba meesha uu rabo uuna ka eegin, waxaad ogaataa inaad gabadhaa ixtiraam iyo sharaf wayn u qaadayso.

2. Ikhtilaadka : waa arinta ugu wayn ee keenaysa inaad danbi wayn ku dhacdaan, hadaba waxaa aad muhiim u ah hadii aad gabadhan lahadlayso inaydun ka dheeraataan inaad meel labadiina kaliya aad tihiin inaydun ku wada hadashaan waayo taas diinteenu way inaga reebtay.

3. Hadalka dabacsan : aad u ga dheeraada kalmad kasta ama hadalkasta oo keeni karta wax xaaraana sida inaad gabadha ku dhahdo xabiibti, walaalo macaan, gacaliso IWM.

Sadexdaas qodob ee aanu soo sheegnay hadaad aad uga digtoonaanayso markaad xaqiiqdeeda soo ogaatay inaad la hadli karto waxaa muhiima inaadan iloobin , mar hadaad adiga iyo iyaduba aad dhawraysaan xuduuda Ilaahay ” Xumaanoo dhan ka nasahnaaye ”

W/Q Sucaad bahda khadija home

Xigasho : Raaxada.com

Dhacdo Naxdin & Amakaak leh oo Muqdisho ka dhacday
Dhacdo Layaab leh oo aan sideeda oo kale la arag ayaa ka dhacday Gudaha Dalka Soomaaliya , waana mid ay la yaabeen Shacabka Soomaaliyeed.

WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN HALKAAN KA AKHRISO ( GUJI HALKAAN )

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada

info@aduun.com