Aduun.com
Category archives for: WARAYSI

Barnaamijka Nasashada Jimcaha ee Aduun Radio (Dhagayso)

aduun radio

Barnaamijka Nasashada Jimcaha oo ah mid loogu tala galay Dhagaystayasha Aduun Radio ayaan todobaadkan kuso gudbineynaa Qodobo xiiso badan & Suugaan aan idiin soo xulnay. Todobaadkana waxaynu kuso qaadanaynaa Maxaa Lagu Daweeyaa Jaceylka iyo Qoys Facebook Dartiis uburburay qiso dhab ah oo Cajiib ah, iyo qodobo kale oon idinsii qarineyno, hadaba barnaamijkan ayaa horay uga [...]

JIMICSIGA JIMCAHA : Ku Raaxayso Suugaan Subag ah – (Dhagayso)

aduun radio

Barnaamijka Jimicsiga Jimcha waa barnaamij tixana ah ood Shabakada Aduun.com ka dhageeysataan Jimco walbo Ku Raaxayso Suugaan Subag ah – Macnaha Ereyga LOVE & Messi Muxuu Ka Helaa – Weriye C/risaaq Indha-Jaceyl Dhagayso : Like :-) 561

cod baraawo

cod baraawo

Barnaamijkaan waxaan ugu talagalnay Sanad guuradii Afaraad ee kasoo wareegatay Markii ladilay Cali Iman Iyo Mahad Axmed oo Bishan oo kale ahayd Hadaba wariye C/ramaan Xusseen Fure British oo ka tirsan Wariyayaasha Idaacadda Bar-kulan Nairobi ayaa ka hadlaya dhibaateynta suxufiyiinta halkaan kadhageyso. Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play [...]

Dhagayso Waraysiga Fanaanada Nimco Dareen oo xiiso leh .

162036_182317681795882_4637431_n

Fanaanada Caanka ah ee Nimco Dareen ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya ku sheegtay in Qaab faneedkeeda oo run ahaantii ka duwan fanaaniinta Cusub isla markaana Fanaanadu aad uga war bixisay Fankeeda. Maalmihii ugu danbeeyey ayaa dhalinta yar yari waxa ay aad ugu soo qul qulayeen fanka Soomaaliyeed iyadoo marba marka ka danbeesa magac ku cusub [...]

Dhagayso Waraysiga Al-Fanaan Cabdiwahaab Booska”

254981_233860139963642_100000189728347_1155138_2876189_n

Fanaanka Da’da yar Cabdiwahaab Booska ayaa waraysi siiyey shabakada Caalamiga ah ee Aduun.com isla markaana Fanaanku uu ka hadlay Taariikhdiisa iyo sida uu juhdiga ugu soo bixiyey sida uu fanka Soomaaliyeed kuso gali lahaa. Fanaanka ayaa Sido kale xusay in uu aad utaageero fanaaniin caanka ahaa Fanka Soomaaliyeed isla markaana uu hiigsan jiray balse maanta [...]

ADUUN TV COMING SOON

aduun logo

Like :-) 450

Heesta “SABIIB” oo Noqotay Mida logu Dhagaysiga Badanyahay Iyo Sideey ku timid Heestu .

65463_479110034703_842169703_5542855_6848632_n

Heesta “SABIIB” oo noqotay mid Bulshadu aad u dhageesataan iyadoo Bilihii laso dhaafay aad loo warhayay Heestaas siyaabaha ay ku timid waxa loo qaadayba, Heesta Sabiib waa Hees Caan baxday kana mid ah Heesaha Fanaanka Da’ada yar ee Faysal Xawaase Xasan. Heeesta SABIIB waxaa sameeyey oo Maskaxdiisa kaso maaxatay Rabi ha deestee Abwaanka Weyn   [...]

Musqusha Ayuu Kaamira igu Xiray si Ragaato igu qabsado“Dhacdo Xanuun Badan”

lolk

Qisadaan ayaa waxay ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda ku soo koobtay Nafisa oo dagan magaalada Sanca ee wadanka Yemen taas oo ii sheegtay in mid kamida dhaliyarada ay guriga isla daganyihiin uu suuliga ama musqusha ugu xiray Kaamirad (Camera) waxaana uu ka duubay muuqaal ah iyadoo mayranaysa ama qubaysanaysa. Wiilka ayaa ula jeeday markii [...]

Arooska Iyo Aroosada Ugu da’da yar dalka Masar oo la isku guuriyay

kij

Dalka masar waxaa ka dhacay aroos la isgu guurinayay wiil iyo gabar yar oo aysan da’doodu kor u dhaafin 7-sano. sida idinka muuqata muuqaalka sawirka Munaasabadii xaflada arooska waxaa ka soo qeyb galay waalidiinta laba caruur iyo caruur badan oo meesha la keenay. Labada Caruus ayaa loogu soo abisay sida dadka is guursanayaa ay u [...]

Fanaanka Cabdiwahaab Booska oo Album Cusub soo Saaray, Daawo

booska

Fanaanka Da’ada yar ee Cabdiwahaab Maxamud Cumar Booska ayaa soo saaray Album Cusub kaasoo ugu magac daray Xarago Albumkani ayaa ah midkii ugu horeeyey ee uu Soo saaro fanaanka isagoo fanaanku leeyahay Heeso badan . Fanaanka Da’ada yar ayaa Si dalxiis ah ugu sugan Dalka Australia isagoo Halkaas kula kulmay Abwaaniin fara badan iyo bahda [...]

Photo Gallery