Nagu Saabsan (About us)
———————————————————————————————–
Shabakada Calamiga Ah ADUUN.COM waxa loo Furay marki hore oo Hadafkeedu ah In ey isku keento Dhalinyarada da’da Yar ee kula luntay Qurbaha Kadib Dhibatoyinki Faraha Badna ee Dalka Somalia Ka Dhacay Nasiib Wanaag Aduun Team wey ku Guleesteen Wey isku Wada keneen waxa Hada ka diwaan Gashan In ka Badan 50kun oo Somali Dhalinyaro Ah kuwaas oo iskugu Jiro wiilal iyo Gabdho , Mudo Kadib Aduun Team Waxe Go’an ku Gareen in ey hadana isku kenaan Fananinta SomaliYeed ee Ayagana kula Dadsan Dafaha Calamka Aduun Team ayaa kala Qeybiyay Shabakada oo Labo Qeybka Dhigay Qeyb DhalinYarada ku shekestan iyo Qeyb lagala Socdo Baramishyada Fanka /Arimaha Qoyska/ Layabka Aduunka/ Sirta Sariirta/ iyo Baramishyo Kale oo Xiso Badan Aduun Team Wey Ku Gulesteen Taasna Wey Isku wada Keen Gabi Ahaanba
Shabakada Aduun Ayaa ah Shabakad u Tagan Isku Xirka Fanka SomaliYeed iyo Shacabka Tagera Fanka ,
Hadaba hadi aa Tahay Qof Danenayo In oo la Shaqeyo Aduun Team Nagala Soo Xariir Mahad Sanid
AduunTeam <










